HomeWararka

Wararka

Qaraxa sababay dhimashada & dhaawaca 30 qof oo ka dhacay Suuriya

Ugu yaraan 15 qof ay ku dhinteen, 15 kalena ay ku dhaawacmeen qarax gaari oo saaka ka dhacay magaalada Manbij oo ku taalla bariga ...

Panama oo gacanta taagtay iskuna dhiibtay Mareykanka ka dib hanjabaadii Trump

Xoghayaha Arrimaha Dibadda ee Maraykanka, Marco Rubio, ayaa muujiyay in dalkiisu uu tallaabo qaadi doono haddii aan la sameyn "isb...

Sidee u gubtay Suuqa labaad ee ugu weyn Hargeysa oo dab ka kacay?

Suuqa Idaacadda oo ahaa kan labaad ee ugu weynaa Magaalada Hargeysa ayaa dab xalay ka kacay waxaa ka dhashay khasaare ku ekaa duka...

Xamsa oo nasiib darro ku tilmaamay dadka ka soo horjeeda in shacabka codkooda ay wax ku so...

Ra’iisul Wasaaraha XFS Xamsa Cabdi Barre oo ka hadlayey doorashada dowladda ku tala jirto ee qof iyo cod inay dalka ka qabato ayaa...

Jibuuti oo sharaxaad ka bixisay duqeyn ka dhacday xadka Itoobiya

Wasaaradda Gaashaandhigga ee Jabuuti ayaa xaqiijisay in duqeyn sababtay dhimashada ku dhawaad 10 ruux oo dad rayid ah ku jiraan ay...

Jubaland oo wada-hadal ugu baaqday Dawladda Federaalka

Wasiirka Amniga Jubbaland General Yusuf Xuseen Dhuumaal ayaa sheegay in Jubbaland ay diyaar u yahay in la xaliyo khilaafka kala dh...

Duqeymo Turkigu ka gaystay Suuriya oo lagu dilay in ka badan 20 maleeshiyada Kooxaha Kurdi...

Turkiga ayaa maanta sheegay in ay dileen 23 maleeshiyo oo Kurdi ah oo ku sugnaa waqooyiga Suuriya, taasoo qeyb ka ah weerarrada jo...

Dowladda Soomaaliya oo garab istaag u muujisay dadka Falastiin

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay safiirka cusub ee Dowladda FalastiinRowaid Adi...

Israa’iil oo burburisay 80% Masaajidyadii Gaza

waxaa isa soo taraya khasaaraha balaaran ee ka dhashay weeraradii iyo duqeymihii Israa’iil ka waday Marinka Gaza 15-kii bilood ee ...

Kuuriyada Waqooyi oo digniin culus u jeedisay Mareykanka

Kuuriyada Waqooyi ayaa war culus oo ay saaka soo saartay waxay ku eedeysay Mareykanka inuu kordhinayo gargaarka milatari ee uu sii...

Ciidamada RSF oo sigay inay dilaan hogaamiyaha military-ga Sudan

Ciidanka Gurmadka Degdegga ah ee loo yaqaan RSF ay waaberigii saaka iyagoo adeegsanayo tiro diyaaradaha ismiidaamiya ah waxay weee...

Puntland amar ku soo rogtay Ajaaniibta jooga Raas-Casayr ee gobolka Bari

Ajaaniibta ku nool Gobolka Raas-Casayr Puntland ee ka Shaqeeya Doonyaha ayaa lagu wargeliyey in ay tagaan xarunta Booliska CID-da ...

Live Now

English News

Facebook Feed