HomeWararka

Wararka

Wasiirka Cusub ee Difaaca Soomaaliya oo wacad ku maray inuu si adag u wajihi doono Alshaba...

Wasiirka cusub ee Gaashaandhigga Xukuumadda Soomaaliya Jibriil Cabdirashiid Xaaji oo maanta si rasmi ah xilka wasaaradda loogu war...

Ruushka oo cadeeyay mowqifkiisa ku aadan in Bashar Al Asad loo gacan galiyo dawlada cusub ...

Xiisad ayaa cirka isku sii shareeraysa taasi oo u dhexeysa Dimishiq iyo Moscow kadib markii Madaxweynaha cusub ee Suuriya, Ahmed a...

Ciidamada Kenya iyo Alshabaab ah oo dagaal ku dhex maray Waqooyi Bari

Ciidamada ammaanka ee dalka Kenya gaar ahaan kuwa difaaca iyo Booliska ayaa howlgallo ballaaran ka wada deegaanka Basuba ee keymah...

Duufaano & roobab xoog leh oo dhimasho sababay oo ku dhuftay Mareykanka

Wararka ka imaanaya dalka Mareykanka ayaa sheegaya in duufaanno xooggan ay baabi’iyeen deegaano badan oo ka mid ah dhawr gobol , i...

Xamsa oo sheegay inuu tagi doono SSC-Khaatumo iyo u jeedka uu daaran yahay socdaalkiisa

Raysal wasaare Xamse Cabdi Barre oo sheegay inuu tagi doono deegaannada maamulka SSC-Khaatumo ayaa tilmaamay in socdaalkiisu uusan...

Shil gaari oo sababay Dhimasho & Dhaawac oo ka dhacay duleedka Magaalada Burco

Shil baabuur oo sababay dhimasho iyo dhaawaca 10 ayaa ka dhacay deegaan lagu magaacabo Qoyta oo Duleedka magaalada Burco, ka dib m...

Hoggaamiyaha Kuuriyada Waqooyi oo la arkay isagoo sita qori liishaankiisu sarreeyo

Warbaahinta dowladda Kuuriyada Waqooyi ayaa maanta sheegtay in hoggaamiyaha dalkaas, Kim Jong Un, uu tijaabiyay qori-dheer oo casr...

Rubio “Iiraan waligeed ma heli doonto hubka nukliyeerka ah”

Xoghayaha Arrimaha Dibadda ee Mareykanka Marco Rubio ayaa sheegay in Iiraan aysan waligeed heli doonin hubka nukliyeerka ah, isago...

Khasaare ka dhashay hoobiyaal lagu garaacay degmooyinka ku xeeran Madaxtooyada Soomaaliya

Dhowr hooybiyaal oo maanta lagu garaacay xaafado ka mid ah degmooyinka Boondheere iyo War-dhiigley oo ay ku taalo Madaxtooyada Soo...

Xasan Sheekh oo Museveni ugu safray si uu garab uga waydiisto inuu ka taageero dagaalka Al...

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta gaaray magaalada Kampala ee caasimadda dalka Uganda si uu dhigiisa Yoweri Museveni uu...

Ukraine oo ku andacootay inay soo riday 51 diyaarado ruushku ku soo weeraray gobolo kala d...

Ciidanka cirka ee Ukraine ayaa maanta daboolka ka qaaday in difaacyadooda cirka ay soo rideen 51 ka mid ah 92 diyaarado drone ah o...

Israa’iil oo sii xoojisay “xasuuqa” & duqeymaha ay ka wado Gaza

Israa’iil waxay sii wadaa weerarada iyo duqeymaha dhimashada badan dhaliyay ee ka dhanka ah Marinka Qaza maalintii 19-aad oo xirii...

Live Now

English News

Facebook Feed