HomeWararka

Wararka

Guddiga Doorashooyinka Soomaaliya oo shaaciyay jadwalka cusub ee doorashada qof iyo codka ...

Guddiga Doorashooyinka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqay jadwal cusub oo la xiriira doorashada qof iyo codka ah ee dalka, kadib ...

Muxuu ku aadan yahay safarka Madaxweynaha Cirro ku tagay Itoobiya?

Madaxweynaha Somaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabdullaahi (Cirro), iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta gaaray magaalada Addis Aba...

Puntland oo guulo hor leh ka sheegatay dagaalka ka socda Buuraha Calmiskaad, xilli ay soo ...

Ciidamada Difaaca maamulka Puntland ayaa shaaciyay inay guulo muhiim ah ka gaareen dagaalka ka socda Buuraha Calmiskaad, kadib how...

Saami intee la eg ayuu gobolka Soomaalida ku yeellan doonaa soo saaarista shidaalka ay cum...

Madaxweynaha dowlad-deegaanka Soomaalida (DDS), Mustafe Muxumed Cumar, ayaa shaaca ka qaaday saamiga rasmiga ah ee ay ku yeelan do...

Faahfaahino dheeraad ah oo ku soo baxaya dil ka dhacay magaalada Gaalkacyo

Wararka ka imanaya magaalada Gaalkacyo, xarunta gobolka Mudug, ayaa sheegaya in gelinkii dambe ee maanta dablay hubeysan ay ku dil...

Faahfaahin ka soo baxaysa dilka madaxii sirdoonka Alshabaab ee Beledweyne

Howlgal qorsheysan oo ka dhacay deegaanka Mabaax ee gobolka Hiiraan ayaa lagu dilay Cali Axmed Guure, oo loo yaqaanay Cali Qoyane,...

Somaliland oo xukun dil ah ku riday nin lagu helay dil bareer ah oo ka dhacay Hargeysa

Maxkamadda Ciidamada Darajada 1-aad ee Somaliland ayaa maanta ku dhawaaqday xukun dil toogasho ah oo lagu riday Ex- C. Qaran Aabi ...

Dowladda Soomaaliya iyo Koonfur Galbeed oo wada dadaallo lagu soo celinayo qoysaskii ka ba...

Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Maamulka Koonfur Galbeed ayaa bilaabay dadaallo lagu doonayo in dib loogu soo celiyo qoysaskii ...

Muxuu kala hadlay Madaxweyne Xasan Sheekh oo Itoobiya ka degay Abiy Axmed?

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, oo maanta gaaray magaalada Addis Ababa ee caasimadda Itoobiya, ayaa halkaasi kulan ...

Soomaaliya oo bilaabeysa soo xulista Xildhibaannada ku matali doona Baarlamaanka Bulshada ...

Guddoonka labada Aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa magacaabay Guddiga Xulista iyo Doorashada Xildhibaannada Soomaaliya ee ku ma...

Dowladda Soomaaliya oo Afgooye ku qabatay xubno Al-Shabaab loo soo diray Muqdisho

Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya ayaa ku soo bandhigay howlgal qorshaysan oo ay ku qabteen laba xubnood oo ka tirsan kooxda Alshab...

Muxuu yahay qorshaha & ololaha dhismaha Jubbaland sharciyad leh oo ka gaar ah tan Axm...

Dowladda Federaalka Soomaaliya (DFS) ayaa shaacisay qorshe cusub oo ay ku sheegtay “olole dib-u-habeyn ah” oo laga bilaabayo deega...

Live Now

English News

Facebook Feed