HomeWararka

Wararka

Soomaaliya oo dhoofinta xoolaha nool ee Khaliijka kaga hormartay Australia & Suudaan

Dhoofinta xoolaha nool ee Soomaaliya ayaa kor u kacday, iyadoo waddanku uu hadda ka faa’iideysanayo yaraanta tartanka dhoofka xool...

Mareykanku ma wuxuu isku diyaarinayaa duulaan uu ku qaado Venezuela?

Warkaalada wararka Reuters ayaa soo xigatay sarkaal Mareykan ah oo sheegay in ciidankoodu fuliyeen weerar cusub oo lagu qaaday doo...

Ciidamada Dowladda Soomaaliya oo guulo ka sheegtay howlgallo lagu beegsaday kooxda Al-Shab...

Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliya ayaa guulo muhiim ah ka sheegtay howlgallo qorsheysan oo ay ka fuliyeen deegaanno dhowr ah oo ka...

Madaxweyne Cirro oo dib ugu soo laabtay Hargeysa kadib safar maalmo uu ku joogay Itoobiya,...

Madaxweynaha Somaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro) iyo weftigii uu hoggaaminayey ayaa maanta dib ugu soo laabtay mag...

Somaliland & Itoobiya oo ka wadahadlay arrimaha iskaashiga ammaanka

Taliyaha guud ee Ciidammada Somaliland, Sareeye Guuto Nimcaan Yuusuf Gaaxnuug, ayaa kulan la qaatay taliaha ciidamada dalka Itoobi...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo amaanay Trump

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa si weyn u amaanay dadaallada nabadeed ee uu soo jeediyay madaxweyne Donald Tru...

Qaramada Midoobay oo sheegtay in ka digtay gaajo ba’an oo ku soo fool leh 14 milyan oo qof...

Hay’adda Cunnada Adduunka ee Qaramada Midoobay (WFP) ayaa ka digtay in ku dhowaad 14 milyan oo qof oo ku nool dalalka Afghanistan,...

DFS oo soo xushay xubnaha dalka ku meteli doona Baarlamaanka Urur Bariga Afrika

Dowladda Federaalka Soomaaliya (DFS) ayaa maanta ku guulaysatay inay soo xusho sagaal xubnood oo Soomaaliya ku matali doona Baarla...

Ciidamada Puntland oo khasaare dhimasho kala kulmay qarax Daacish kula beegsatay Calmiskaa...

Ugu yaraan 12 askari oo ka tirsan Ciidanka Puntland ayaa dhimasho iyo dhaawac uu kasoo gaaray qarax lagula beegsaday gaadiid milit...

Qarax ay dad ku dhinteen oo ka dhacay magaalada Beledweyne

Ugu yaraan seddex qof oo rayid ah ayaa ku dhintay, seddex kalena way ku dhaawacmeen kaddib markii qarax ka dhacay suuqa xaafadda B...

Dowladda Soomaaliya oo dib u furtay Waddooyin Xasaasi ah oo u xirnaa sababo Amni

Dowladda Federalka Soomaaliya DFS ayaa maanta dib u furtay saddex waddo oo muhiim ah oo muddo xirnaa sababo amni dartood, tallaaba...

Dagaal sababay dhimasho iyo dhaawac oo CXD iyo Alshabaab ku dhexmaray Shabellaha Hoose

Faahfaahinno dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dagaal xooggan oo maanta ka dhacay deegaanka Janaale ee gobolka Shabeellaha Hoose, kaas...

Live Now

English News

Facebook Feed