HomeWararka

Wararka

Puntland iyo Somaliland oo is waydaarsanaya ku dhawaad 30 Maxbuus

Maxaabistii ka soo jeeday Somaliland ayaa saaka laga qaaday magalaada Garoowe ee Caasimadda Puntland, iyaga oo ku sii jeeda dhinac...

Khilaaf ka dhex jiray Baarlamaanka Soomaaliya: Guddoomiye Madoobe oo ka laabtay qaraar ka ...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa si rasmi ah uga noqday qoraa...

Soomaaliya oo sheegay in “Xuutiyiinta, Alshabaab & Daacish ay yihiin Isbahaysi Qarsoo...

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in ilaalinta amniga Badda Cas iyo Gacanka Cadmeed ay tahay mas’uuliyad ...

Soomaaliland oo la amray ajaanibta aan sharciga heysan in ay isaga baxaan deegaanadaas

Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo Amniga ee Somaliland ayaa maanta soo saartay amar degdeg ah oo ku wajahan ajaaniibta ku sugan deega...

Qoorqoor iyo Swan oo kawada hadlay shirka Golaha Wadatashiga Qaran iyo Amniga Deegaannada ...

Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye (Qoor Qoor), ayaa maanta qasriga madaxtooyada ku qaabilay madaxa xafiiska Qaramada Midoo...

Ammaanka magaalada Addis Ababa oo la adkeeyay – Maxaase u sabab ah?

Maalmo kadib markii Safaaradda Mareykanka ay soo saartay digniin ku wargelinaysa muwaadiniinta Mareykanka inay feejignaadaan maada...

Mareykanka oo qirtay khasaare balaaran oo ka soo gaaray weerarada Xuutiyiinta

Sarkaal Mareykan ah ayaa xaqiijiyay in Mareykanku uu khasaare kala kulmay weerarada ka socda Yemen tan iyo bishii Maarso ee la soo...

Masaarida oo si adag uga falceliyay hadalkii Trump ee ku aadanaa Kanaal Suweys

Masuuliyiinta & khubarada wadanka Masar ayaa si adag uga falcelisay hadalkii ka soo yeeray Madaxweynaha Maraykanka Donald Trum...

Iiraan oo sheegtay in weerar dalkeedu Israa’iil ku soo qaado uu ka dhigan yahay bumbo afka...

Guddoomiyaha Baarlamaanka Iran, Mohammad Baqer Qalibaf, ayaa maanta ka digay weerar kasta oo Israa’iil ku qaado dalkiisa, isagoo s...

Mareykanka oo ka digay in dagaalka Ukraine uu isku beddeli karo colaad nukliyeer la isku a...

Madaxweyne ku-xigeenka Mareykanka, Jay D. Vance, ayaa ka digay in haddii dagaalka Ukraine uu sii socdo sanado badan, uu isu rogi k...

RSF oo lagu edeeyay duqeymo ay ku dhinteen tobonnaan qof oo ka dhacday dalka Suudaan

Ugu yaraan 41 qof oo rayid ah ayaa lagu dilay, tiro kalena waa ay ku dhaawacmeen, kadib markii maleeshiyaadka RSF ay duqeyn culus ...

Hirshabeelle oo sheegtay inay dib u bilaabi doonto dagaalka ka dhanka ah Alshabaab

Golaha wasiiradda Hirshabeelle oo maanta shir isugu yimid magaalada Jowhar ayaa lagaga hadlay dib u bilaabida dagaalladii ka socda...

Live Now

English News

Facebook Feed