HomeWararka

Wararka

Shirka Iskaashiga Ganacsiga Dalalka Bariga Afrika oo markii 2aad ay martigelinayso Caasima...

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta martigelisay Shirka Iskaashiga Ganacsiga Dalalka Bariga Afrika oo markii 2aad lagu qabt...

DFS oo bilowday qorshe ka dhan ah Axmed Madoobe, kaas oo ka bilaabanaya gobolka Gedo

Dowladda Federaalka Soomaaliya (DFS) ayaa la sheegay inay bilowday qorshe siyaasadeed oo ka dhan ah maamulka Jubaland, gaar ahaan ...

NISA oo faahfaahin ka bixisay howlgal lagu dilay toban Alshabaab ah Shabeellaha dhex

Hay’adda Sirdoonka Soomaaliya ee NISA oo kaashaneysa saaxiibada caalamiga ah, ayaa sheegtay inay fulisay howlgal qorshaysan oo ka ...

Xisbiyada Siyaasadda Puntland oo cambaareeyay heshiiska cusub ee lala galay Somaliland

Afar kamid ah xisbiyada waa weyn ee Puntland ayaa si adag u cambaareeyay heshiis cusub oo ay kala saxiixdeen maamulka Puntland iyo...

Kulanka Baarlamaanka Soomaaliya oo Koorom la’aan u baaqday, halka xilidhibaannada la...

Kulankii maanta ee Xildhibaannada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa furmi waayay sababo la xiriira kooram...

ONLF oo ka hor timid shidaalka Itoobiya ka qodayso gobolka Soomaalida, kuna tilmaantay “we...

Ururka Xoraynta gobolka Soomaalida Ogaadeeniya (ONLF) ayaa si adag u cambaareeyey mashruuca soo-saarista shidaalka iyo gaaska dabi...

Puntland oo xog kale ka bixisay heshiiska iskaashi amni ay la gashay Somaliland — Laascaan...

Wasiirka Arrimaha Gudaha Puntland Cabdi Faarax Siciid Juxa, oo wareysi siiyey warbaahinta, ayaa sheegay in Puntland iyo Somaliland...

Somaliland oo cadaysay ujeeddada heshiiska ay la gashay Puntland

Xukuumadda Somaliland ayaa xog dheeraad ah ka bixisay heshiiskii ay dhawaan la gashay maamulka Puntland, kaasi oo ay mas’uuliyiin ...

Wadahadaladii Xasan Sheekh & Axmed Madoobe oo fashil ku soo dhamaaday — maxay tahay s...

Wadahadalladii u dhexeeyey Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud iyo Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam “Madoobe” ayaa si rasm...

Sidee u dhacay weerarkii Godka Jilicow oo ay faahfaahin ka bixiyeen Hay’adaha Amniga?

Hay’adaha ammaanka ee Dowladda Soomaaliya ayaa faahfaahin dheeraad ah ka bixiyey qaabka uu u dhacay weerarkii hubeysnaa ee kooxda ...

Puntland oo soo dhoweysay ” Aayo ka tashiga ” Somaliland ka dib heshiis laba g...

Mas’uuliyiin sare oo ka kala socday maamulka Puntland iyo Somaliland, oo ay ku jiraan wasiirro iyo saraakiil amni, ayaa ku dhawaaq...

Dowladda Federaalka oo ka hadashay socdaalka Madaxweyne Xasan Sheekh ee Kismaayo

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa war rasmi ah ka soo saartay socdaalka uu Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud, ku tagay magaalada ...

Live Now

English News

Facebook Feed