HomeWararka

Wararka

Madaxweynaasha Soomaaliya & Jabuuti oo ka hadlay xuska shirka Carta

Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta khudbad dhinacyo badan taabaneysa ka jeediyey magaalada Carta ee dalka...

Guddiga Doorashooyinka oo xosheegay xiliga la bixin doono adeegyada dadweynuhu uga qeyb ga...

Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqay in bixinta kaararka codeynta ay bilaaban doonto toddo...

Jubbaland oo sheegtay khasaare culus oo ay gaarsiiyeen kooxda Alshabaab, kadib howlgal ka ...

Maamulka Jubbaland ayaa maanta ku dhawaaqday in ciidamadooda ay guul weyn ka gaareen howlgal qorshaysan oo ka dhan ah Alshabaab, k...

AUSSOM oo ciidamo hor leh u soo diraysa Soomaaliya

Dowladda Uganda ayaa ku dhawaaqday inay toddobaadyada soo socda Soomaaliya u soo dirayso cutub cusub oo ciidan ah, kuwaas oo qeyb ...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo safar ka qeyb-gal ah xuska dowlad-dhiska Soomaaliya ah uga aada...

Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta u ambabaxay magaalada Jabuuti, halkaas oo uu kaga qe...

Soomaalidii ugu badneyd oo sanadkan Yurub tahriib ku galay

Hay’adda Dabagalka Barakacaayaasha ee loosoo gaabiyo (DTM) ayaa sheegtay in 5,435 Tahriibayaal Soomaali ah ay galeen Qaaradda Yuru...

Puntland oo sheegtay in deeqihii caalamka hoos u dhac weyn ku yimid

Guddiga Maaliyadda, Dhaqaalaha iyo Xisaabaadka ee Puntland ayaa maanta golaha wakiillada horgeeyay warbixintii ugu dambeysay ee ku...

Madaxweyne Deni oo kala diray Maxkamadda Ciidamada iyo Dambiyada Culus ee Puntland

Madaxweyne Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta ku dhawaaqay in uu kala diray Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida iyo Dambiyada Culu...

Itoobiya oo shaacisay waqtiga ay ku dhamaynayso mashruuca sifeynta shidaalka gobolka Sooma...

Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa ku dhawaaqay in dowladdiisu ay qorsheyneyso in muddo 24 bilood gudahood lagu dhammayst...

Itoobiya oo sheegtay in aanay sii ahaan doonin dal aan marin badeed lahayn, xilli hoos loo...

Taliyaha guud ee ciidamada Itoobiya, Jeneraal Berhanu Jula, ayaa hadallo kulul oo muran dhaliyay ka jeediyay munaasabadda lagu xus...

Maxay yihiin tallaabooyinka ay qaaday Somaliland ee ay xalka ugu raadinayso adeega E-visa ...

Somaliland oo u muuqata in aysan ku qanacsanayn in dadka u safraya dhulkooda la waydiiyo dalku galka E-visa ayaa sheegtay in ay we...

Dowladda Soomaaliya oo faahfaahin ka bixisay duqeyn qorshaysan oo lagu dilay xubin sare oo...

Dowladda Soomaaliya ayaa xog faahfaahsan ka bixisay duqeyn qorshaysan oo lagu dilay xubin sare oo ka tirsanaa kooxda Alshabaab, ta...

Live Now

English News

Facebook Feed