HomeWararka

Wararka

Faahfaahin dheeraad ah oo ka soo baxaysa dilka Taliye Xujaalle

Taliyihii Guutada 26-aad, Qeybta 27-aad ee Ciidmada Xoogga Soomaaliya Gaashaanle Sare Cabdiraxmaan Xujaale ayaa la toogtay, xili a...

Qaramada Midoobay oo ka digtay dhaqaale la’aanta haysta Hawlgalka AUSSOM ee Soomaaliya

aXoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay António Guterres, ayaa si qoto dheer uga hadlay caqabadaha dhaqaale ee haysta howlgalka taage...

Ciidamada Xoogga Dalka iyo Daraawiishta Koonfur Galbeed oo Howlgal Qorsheysan Ka Fuliyay D...

Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya (CXDS) oo kaashanaya kuwa Koonfur Galbeed ayaa saacadihii la soo dhaafay fuliyay howlgal qorsheys...

Soomaaliya oo qadiyadda falastiin si adag ugu soo bandhigtay shirka Baqdaad iyo dagaallada...

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta dalka Ciraaq kaga qaybgalay meertada 34-aad ee Shir-madaxeedka Jaamacadd...

Qarax dhimasho iyo dhaawac sababay oo ka dhacay garoonka diyaaradaha Baraawe

Ugu yaraan laba qof ayaa ku dhimatay halka afar kalena ay ku dhaawacmeen, ka ib markii gaari nooca Noaha-da oo qarax lagu soo xira...

Somaliland oo ka hadashay bannaabaxyo ka dhacay magaalada Burco

Xukuumadad Somaliland ayaa maanta ka hadashay baxnaanax weyn oo si aad u gilgilay magaalada Burco ee xarunta gobolka Togdheer, ka ...

Soomaaliya oo war ka soo saartay Go’aanka Mareykanka kaga qaaday Cunaqabataynta Suuriya

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa soo dhoweysay go’aanka uu Madaxweynaha Mareykanka, Donald Trump, ku dhawaaqay ee lagu qaaday c...

Ciidanka difaaca Puntland oo gacanta kaga dhigay Daacish deegaan istiraatiji ah Calmiskaad...

Ciidanka Difaaca Puntland ayaa maanta ku dhawaqay in si buuxda ula wareegeen gacan ku haynta deegaanka Guryasamo, iyagoo howlgal q...

Madaxweyne Deni oo weerar afka ah ku qaaday xisbiga uu ku dhawaaaqay Xasan Sheekh

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa si adag u cambaareeyay xisbiga cusub ee Caddaaladda iyo Midnimada oo ay xalay u...

In ka badan 80 kun oo Soomaali ah oo ku barakacay daadkii dalka ka dhacay

Hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan isku-duwidda gargaarka bani’aadannimada (OCHA) ayaa shaacisay in in ka badan 84,000 oo qof ...

Soomaaliya oo kala hadashay Madaxda Howlgalka AUSSOM dagaalka ka dhanka ah Alshabaab

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre ayaa maanta kulan gaar ah la yeeshay ku-simaha Wakiilka Gaar...

Dowladda Soomaaliya oo digniin kasoo saartay roobabkii da’ay Muqdisho

Hay’adda Maareynta Masiibooyinka Soomaaliya (SoDMA) ayaa soo saartay digniin degdeg ah kadib roobab xooggan oo ka da’ay magaalada ...

Live Now

English News

Facebook Feed