HomeWararka

Wararka

Dowladda Soomaaliya oo ka hadashay Dekedaha Muqdisho & Berbera oo isbedel laga soo sh...

Dekedaha Muqdisho iyo Berbera ayaa lagu daray liiska marsooyinka ugu waxqabadka wanaagsan Bariga Afrika sanadkii 2024, sida lagu s...

Soomaaliya oo guddoomisay shirka maalgalinta howlgalka Midowga Afrika ee AUSSOM 

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa guddoomiyey Shirka Maalgelinta Hawlgalka Taageerada Midowga Afrika ee Soomaaliya (AUSSOM), ...

Soomaaliya oo dal badatay taageero degdeg ah si xal loogu helo xaaladda adag Sudan

Soomaaliya ayaa dalbaday taageero degdeg ah iyo go’aan ka yimaada Qaramada Midoobey si xal loogu helo xaaladda bini’aadantinimo ee...

Puntland oo xog xasasi ah ka bixisay dagaallada lagula jiro daacish oo sanad ku dhow ka so...

Madaxweyne Saciid Cabdullaahi Deni ayaa ka hadlay dagaalka ay Puntland kula jirto kooxda Daacish ee ku sugan buuraha Calmiskaad, d...

Somaliland oo badda ka qabtay dooni Yemen laga lahaa

Ciidanka Ilaalada Xeebaha ee Somaliland ayaa shaaciyey inay ku guuleysteen soo badbaadinta doon kaluumaysi oo laga lahaa Yemen, ta...

Sidee looga falceliyey banaanbixii baaqday ee Mucaaradka?

Dib u dhaca ku yimid bannaanbixii mucaaradka ee maanta lagu balansanaa Muqdisho ayaa sababay falcelin xooggan. Bannaanbaxa ayaa la...

Mucaaradka oo ka hadlay wax ka beddel ku yimid Muddo-horaadkii la filayey!

Mucaaradka siyaasadeed ee Soomaaliya ayaa ku dhawaaqay in dib loo dhigay banaanbixii ay ku balansanaayeen maanta oo sabti ah in la...

Madaxweynaha Soomaaliya oo khubad dhinac badan ah ka jeediyey shirka QM

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa khudbad ka jeediyey fadhiga 80aad ee Golaha Guud ee Qaramada Midoobay (QM), isa...

NISA oo xog ka bixisay howlgallo lagu dilay tiro ka badan 20 Alshabaab ah

Hay’adda Sirdoonka Soomaaliya ee NISA ayaa shaacisay natiijooyinka howlgallo qorshaysan oo laga fuliyay gobollada Hiiraan, Galgadu...

DFS oo mucaaradka ku eedeeysay isku day afgambi sharciyadda iyo dowladnimada

Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta shirkii toddobaadlaha ahaa kadib si kulul u cambaareeyay mucaaradka...

Maamulka Gobolka Banaadir oo digniin u diray Mucaaradka, amar culusna dul dhigay

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir, Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), ayaa si adag uga hadlay dhacdadii ka dhacay degmada Wardhiigley ee...

Mucaaradka oo war soo saaray dhacdadii maanta kuna baaqay banaanbax ka dhaca Muqdisho

Xubno ka tirsan mucaaradka oo uu hoggaaminayo madaxweyne hore Shariif Sheekh Axmed oo ka hadlay is rasaasayn ka dhacday maanta Sal...

Live Now

English News

Facebook Feed