HomeWararka

Wararka

Qoysaska barakac ku ah magaalada Garowe oo wajahaya nolol ah kadib go’aan ka soo baxay Pun...

Barakacayaal badan oo ku nool xeryaha magaalada Garowe ayaa wajahaya xaalad nololeed oo aad u liidata, kadib markii maamulka Puntl...

Maraykanka oo wada Israatiijiyad cusub oo kahor tagaysa dagaal dhex mara Soomaaliya, Itoob...

Istaraatiijiyadda cusub ee amniga qaranka Maraykanka oo uu soo saaray madaxweyne Donald Trump ayaa si gaar ah u xustay qaboojinta ...

Danab oo la sheegay in howlgal guuleystay ka fulisay Tooratoorow Shabeellaha Hoose

Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya ayaa maanta shaacisay in ciidanka Kumaandooska Danab ay howlgal qorsheysan ka fuliyeen deegaa...

Suuqyada Soomaalida ee Minneapolis oo haawanaya

Tan iyo wixii ka dambeeyay markii uu madaxwaynaha Maryekanka Donald Trump uu si kulul u weeraray Soomaalida gobolka Minnesota oo u...

Maxay ka macno tahay qabsashada RSF ee xaruntii ugu waynd ee shidaalka Suudaan?

Gacanta ku dhigista ay Ciidanka Gurmadka Degdegga ee loo yaqaan RSF ku dhigeen xaruntii ugu waynayd ee shidaalka laga soo saaro ee...

“ Cadawga Itoobiya waan kala daadin doonnaa, midba mar” Abiy Axmed

Ra’iisul Wasaaraha ayaa hadalkan ka sheegay munaasabad lagu xusayay maalinta qowmiyadaha. Wuxuu ka codsaday Dadka Itoobiyaanka ah ...

NISA oo ku dhawaad 10 AlShabaab ah ku dishay Hiiraan

Ciidanka Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Soomaaliya (NISA), ayaa sheegay in iyaga oo kaashanaya saaxiibada caalamiga ah, ay maanta how...

Xaalada Boorama oo degan kadib maalmo muddo-horaadyo rabshada wata ay ka dheceen & ba...

Xaaladda magaalada Boorama ee gobolka Awdal ayaa maanta degan, kaddib maalmo rabshado culus oo khasaaro nafeed sababay ay halkaas ...

Ilhaan Cumar oo fashil sirdoonka Maraykanka ah ku tilmaamay eedeymaha Soomaalida loo jeedi...

Xildhibaanad Ilhan Cumar ayaa si adag u beenisay eedeymaha sheegaya in lacago laga lunsaday barnaamijkii quudinta carruurta ee Min...

Kenya oo xirtay in ka badan 25 qof oo ay Soomaali ku jirto oo loo heysto dambiyo musuq

Waaxda dambi-barista Kenya ayaa sheegay inay howlgal xirfadeysan ku soo xireen 26 qof oo sida la sheegay ku lug lahaa ama si sharc...

In ka badan shan qof oo lagu dilay weerarro ka dhacay magaalada Beledxaawo

Ugu yaraan 5 qof lagu soo waramayaa in lagu dilay weerarro is xigxigay oo saacadihii lasoo dhaafay ka dhacay magaalada Beledxaawo ...

Taliska Booliiska oo war ka soo saaray saraakiil cabasho ka keenay in “dhulkoodii la...

Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliya Jeneraal Asad Cismaan Cabdullaahi ayaa ka hadlay cabasho ay shalay muujiyeen saraakiil ka ti...

Live Now

English News

Facebook Feed