HomeFeatured News

Featured News

Kulankii Golaha shacabka Soomaaliya oo baaqday iyo digniino culus oo loo diray xildhibaann...

Kulankii caadiga ahaa ee maanta oo Sabti ah ay lahaayeen xildhibaannada Golaha Shacabka Soomaaliya ayaa dib u dhacay, kadib markii...

Soomaaliya oo dhoofinta xoolaha nool ee Khaliijka kaga hormartay Australia & Suudaan

Dhoofinta xoolaha nool ee Soomaaliya ayaa kor u kacday, iyadoo waddanku uu hadda ka faa’iideysanayo yaraanta tartanka dhoofka xool...

Mareykanku ma wuxuu isku diyaarinayaa duulaan uu ku qaado Venezuela?

Warkaalada wararka Reuters ayaa soo xigatay sarkaal Mareykan ah oo sheegay in ciidankoodu fuliyeen weerar cusub oo lagu qaaday doo...

Qarax ay dad ku dhinteen oo ka dhacay magaalada Beledweyne

Ugu yaraan seddex qof oo rayid ah ayaa ku dhintay, seddex kalena way ku dhaawacmeen kaddib markii qarax ka dhacay suuqa xaafadda B...

Dowladda Soomaaliya oo dib u furtay Waddooyin Xasaasi ah oo u xirnaa sababo Amni

Dowladda Federalka Soomaaliya DFS ayaa maanta dib u furtay saddex waddo oo muhiim ah oo muddo xirnaa sababo amni dartood, tallaaba...

Dagaal sababay dhimasho iyo dhaawac oo CXD iyo Alshabaab ku dhexmaray Shabellaha Hoose

Faahfaahinno dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dagaal xooggan oo maanta ka dhacay deegaanka Janaale ee gobolka Shabeellaha Hoose, kaas...

Muxuu ku aadan yahay safarka Madaxweynaha Cirro ku tagay Itoobiya?

Madaxweynaha Somaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabdullaahi (Cirro), iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta gaaray magaalada Addis Aba...

Faahfaahino dheeraad ah oo ku soo baxaya dil ka dhacay magaalada Gaalkacyo

Wararka ka imanaya magaalada Gaalkacyo, xarunta gobolka Mudug, ayaa sheegaya in gelinkii dambe ee maanta dablay hubeysan ay ku dil...

Faahfaahin ka soo baxaysa dilka madaxii sirdoonka Alshabaab ee Beledweyne

Howlgal qorsheysan oo ka dhacay deegaanka Mabaax ee gobolka Hiiraan ayaa lagu dilay Cali Axmed Guure, oo loo yaqaanay Cali Qoyane,...

Muxuu kala hadlay Madaxweyne Xasan Sheekh oo Itoobiya ka degay Abiy Axmed?

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, oo maanta gaaray magaalada Addis Ababa ee caasimadda Itoobiya, ayaa halkaasi kulan ...

Sidee u dhacay weerarkii Godka Jilicow oo ay faahfaahin ka bixiyeen Hay’adaha Amniga?

Hay’adaha ammaanka ee Dowladda Soomaaliya ayaa faahfaahin dheeraad ah ka bixiyey qaabka uu u dhacay weerarkii hubeysnaa ee kooxda ...

Baarlamaanka Soomaaliya oo maanta furmaya

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta si rasmi ah u furaya kalfadhiga 7-aad ee Baarlamaanka 11-aad, kaddib markii uu shalay...

Live Now

English News

Facebook Feed