HomeFeatured News

Featured News

Xalaadda Laascaanood iyo Dagaalo Xooggan oo Ka Dhacay Maata

Muqdisho (Hbnonlinetv)- Faah faahino kala duwan ayaa ka soo baxay dagaal aan waxbo la isku reeban oo dhexmaray Ciidanka Soo...

Dagaal Xooggan oo Ka Dhacay Dolwad Deegaanka Soomaalida.

Muqdisho (Hbnonlinetv)-Wararka kala duwan ayaa ka soo baxaya  dowlad deegaanka Soomalida ayaa sheegaya in Ciidanka Degaanka Oromiy...

Maxuu yahay Hishiiska ay kala Saxiixdeen Soomaaliya iyo Mareykanka.

Muqdisho (Hbnonlinetv)- Dowladaha Soomaaliya iyo Markeykanka ayaa hishiis ku kala saxiixday Magaalada Muqdisho, hishiiskaan ayaa d...

Qaramada Midoobay Oo Faragalin Ku Sameysay Dagaalka Laascaanood.

Muqdisho ( Hbn tv)-Qaramada Midoobay ayaa bilaawday in ay baaritaan ku Sameeyso markii ugu horreysay dagaalka magaalaada Laascaano...

Guddoomiye Feysal Cali Wareebe oo Si Kulul Uga Hadlay Dagaalka Laascaanood.

Muqdisho ( Hbn tv)-Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka Soomaalliland ee Ucid Eng Feysal Cali Waraabe ayaa si kulul uga hadlay Xaaladda...

Baarlamaanka Soomaaliya oo Meel Mariyay Guddiga Dib-u-Eegista Dastuurka.

Muqdisho (Hbn tv) GuddoomiyahaGolaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheikh Adan Mohamed Nur Mado...

Qaramada Midoobay Oo Sheegtay in 100-kun Oo qof ay Galeen Itoobiya Kuwaas Oo Ka Cararay Da...

Muqdisho (Hbnonlinetv)- Bayaan Ka soo baxay Hey’adda Qaramada Midoobay ayaa waxay Shaaca kaga qaaday  in ilaa 100-kun oo qof, bish...

Al-shabaab oo Weerar Qaraxyo ah Ku qaaday Ciidanka Dowladda.

Muqdisho ( Hbn tv)-Faah faahino ka soo baxaya qaraxyo ku billaawday weerar oo lagu qaaday degaanka Janaay Cabdalle ee gobolka Jubn...

Faah-faahniyo Ka Soo Baxaya Dagaal Dhex Maray Ciidanka Dowladda iyo Al-shabab

Muqdisho (Hbn tv)- kala duan oo ka soo baxaya Dagaal ka dhacay Gobolka Shabeellaha Hoose, dagaal Xooggan oo u dhaxeeyo Ciidanka do...

Wajiga Labaad Dagaalka Al-shabaab oo Laga Dareemayo Gobolka Shabeelada Dhexe

Muqdisho ( Hbn Tv)-Magaalada Jowhar ee Xarunta gobolka Shabeeleda dhexe ayaa waxa ka jiro saan saan dagaal oo ay wadaan Ciidanka d...

Baarlamaanka Jibuuti oo dooranaya guddoon cusub

Baarlamanka cusub ee dalka Jibuuti ayaa maanta yeelanaya kulankiisii ugu horreeyay waxaana la filayaa in ay doortaan guddoonka Baa...

Xaaladda magaalada Laascaanood- warar cusub

Wararka ka imaanaya magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool ayaa sheegaya in ciidamada Somaliland ay ka baxeen goobihii lagu...

Live Now

English News

Facebook Feed