Muqdisho (Hbn tv)- Baarlamaanka Golaha Aqalka sare ayaa ansixiyay hindise sharciyeed muhiim ah kaas oo muddo horyaalay labada aqal ee Baarlamaaka.
Sanatarada Golaha Aqalka Sare oo ansixiyay sharciga ladagaallanka Argagixisada oo horey uga soo gudbay Golaha Shacabka, waxaana haa ugu codeeyay 29 Sanatar.
Hindise Sharciyeedkaan ayaa ka mid noqonaga dhowr kale oo Baarlamaanka Labadiisa Aqal ay meel mariyeen.