Khasaare ka dhasahy shil gaari oo ka dhacay Maroodi jeex

8 qof ayaa ku dhaawacmay shil baabuur oo ka dhacay waddada xidhiidhisa magaalooyinka Hargeysa iyo Sallaxley oo hoostga gobolka maroodi jeex.

Dadka ku dhaawacmay ayaa dhaqaatiirtu sheegeen in qaar culus ay ku jiraan, lamana soo warin wax intaasi dhaafsan. Gaadhiga shilka galay ahaa basaska yar yar ee u kala goosha magaalooyinka kala duwan ee dalka.

Shaqaalaha caafimaadka iyo maamulka degmada salaxley ayaa gurmad ufididyey dadkii ku dhaawacmay shilkan waxaana dhaawacyadii lageeyey cisbitaalka weyn ee Magaalada Salaxlley

Magaalada Salaxley ayaa ku taalaa meel 65km koonfur bari ka xigta Hargeysa, iyada oo 15 km u jirta xuduudka beenaadka dalka la wadaago Itoobiya.

HBN ONLINE TV

La Xiriira

Live Now

English News

Facebook Feed