HomeWararka

Wararka

Maxay Suudaanta Koofureed ka tiri “Aqoonsiga Somaliland”?

Dowladda Suudaanta Koofureed ayaa si rasmi ah u muujisay mowqifkeeda ku aaddan arrinta la xiriirta “aqoonsiga Somaliland” ee ay ug...

Maxaa socda, kana dhacay magaalooyinka Somaliland kaddib aqoonsiga dhinac ah ee Israa’iil?...

Magaalooyinka waaweyn ee Somaliland ayaa maanta iyo xalay waxaa ka socda bannaanbaxyo iyo isu-soo-baxyo lagu soo dhaweynayo aqoons...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo bilaabay wadahadallo siyaasadeed oo looga arrinsanayo aqoonsiga...

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa bilaabay dadaallo siyaasadeed oo uu xiriir kula samey...

Sidee looga falceliyey aqoonsiga Somaliland ay ka heshay Israa’iil?

Waxaa isi soo taraya saacad saacadda ka dambeysa wararka iyo falcelinada ka imaanaya dalalka caalamka ee ku aadan aqoonsiga ay maa...

DFS oo saartay war ay kaga falcelisay aqoonsiga Somaliland ee Israel

Dowladda Federaalka Soomaaliya DFS ayaa si adag u cambaareysay tallaabo ay ku tilmaantay mid sharci-darro ah oo ka dhan ah madax-b...

Cabdiraxmaan Cabdishakuur “”Waxa maanta Muqdisho ka dhacay waxay sawir khaldan...

Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdikashuur Warsame, oo ka mid ah xubnaha mucaaradka Soomaaliya, ayaa si adag u dhaliilay doorashada gola...

Guddiga doorashooyinka oo ka warbixiyey doorashada Muqdsiho oo soo gabagabowday

Goobaha codbixinta ee magaalada Muqdisho ayaa caawa si rasmi ah loo xiray, kaddib markii ay furnaayeen tan iyo 6-dii subaxnimo ee ...

Xogtii ugu dambeeyay Cod-bixinta doorashada golaha deegaanka Banaadir oo socota

Safaf ballaaran ayaa dadka u galeen goobaha cod-bixinta doorashada golaha deegaanka gobolka Banaadir oo boqolaal gaaraya. Waxaa aa...

Maxa saaka ka socda muqdisho?

Saaka waxaa magaalada Muqdisho ka billowday doorashada goleyaasha deegaanka ee gobolka Banaadir, taas oo noqotay dhacdo taariikhi ...

Madaxweyne Xasan Sheekh “Waxaa jira dhinacyo badan oo ay dhibayso in shacabka gobolka Bana...

Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa caawa jeediyey khudbad uu kaga hadlayay doorashada Golaha Deegaanka ee Gobolk...

Taliska Maraykanka ee AFRICOM oo duqeyn dhinaca cirka ah ka fuliyay Gobolka Bari, laguna b...

Diyaaradaha aan duuliyaha lahayn ee Maraykanka ayaa duqeymo culus ka fuliyay buuraha Calmiskaad ee Gobolka Bari, halkaas oo ay ku ...

Sidee DFS uga falcelisay hadalada ay jeediyeen Mucaaradka?

Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda Soomaaliya Cali Cumar Balcad ayaa difaacay doorashooyinka golayaasha degmooyinka Muqdisho ka dib ...

Live Now

English News

Facebook Feed