HomeWararka

Wararka

Horjooge Alshabaab u qaabilsanaa dhaqaallaha & tashkiilinta Caruurta oo lagu dilay Ba...

Horjooge sare oo ka tirsan kooxda Alshabaab ayaa maanta lagu dilay magaalada Xuddur ee gobolka Bakool, kadib howlgal qorsheysan oo...

Puntland oo war ka soo saaray Howlgalka lagu beegsaday Daacish Calmiskaad

Puntland ayaa sheegtay in Ciidamadeeda ku sugan Buuraha Calmiskaad ay fuliyeen howlgal ka dhan ah kooxda Daacish oo ka dhacay Buur...

Madaxweyne Deni “mardambe cadow ma handadayo Boosaaso”

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta dhagax-dhigay dhismaha waddo muhiim ah oo isku xiri doonta magaalada Boo...

Muhiimad intee la eg ayey Bariire u leedahay Alshaabab?

Ciidanka Xoogga Dalka oo garab ka helaya kuwa Howlgalka Midowga Afrika ee AUSSOM ayaa ku guuleystay in ay gacanta ku dhigaan magaa...

Madaxweyne Xasan Shiikh oo Saraakiisha ugu sarreysa Howlgalka AUSSOM kala hadlay marxaladd...

Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud ayaa kulan la yeeshay Wakiilka Gaarka ah ee Midowga Afrika ahna ...

Golaha Wasiirrada Jubbaland oo ka hadlay xiisadda gobolka Gedo

Madaxweynaha Dowladda Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Madoobe ayaa maanta shir guddoomiyay kulanka toddobaadlaha ah ee Golaha Wasii...

Dibadbaxyo ka dhan ah Faragelinta Ciidamada Itoobiya oo ka dhacay Beledxaawo

Magaalada Beledxaawo ee gobolka Gedo ayaa maanta waxaa ka dhacay bannaanbaxyo ballaaran oo ay dhigayeen shacabka magaalada, kuwaas...

Horumar ma laga sameyay wadahadallada Ruushka & Mareykanka ee joojinta dagaalka Ukrai...

Su’aalo ayaa isa soo taraya ku saabsan heerka ay marayaan wadahadallada uu wakiilka Madaxweynaha Mareykanka, Steven Witkov, la yee...

Maxakamadda Ciidamada Soomaaliya oo toogatay shabakad dilalka u fuli jirtay Alshabaab

Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida ee Soomaaliya ayaa maanta fulisay xukun dil ah oo horey loogu riday saddex xubnood oo ka tirsana...

DFS Ciidanka Qaranka “Wuxuu sii joogi doonaa Gobolka Gedo”

Dowladda Federaalka Soomaaliya FDS ayaa si kulul u eedeysay shaqsiyaad ka tirsan maamulka Jubbaland oo ay ku eedeysay in sida wars...

Falcelin xooggan oo ka dhalatay safiirka cusub ee Itoobiya u fadhiya Soomaaliya, hadaba ma...

Magacaabista Suleiman Dedefo Woshe oo noqday safiirka cusub ee Itoobiya u fadhin doona Soomaaliya ayaa dhalisay falcelin xooggan o...

Jubbaland oo Dawlada Federaalka ku eedeysay inay “colaad ka hurineyso” Gedo, iyadoo dhabar...

Maamulka Jubbaland ayaa si adag u dhaleeceeyay dowladda Federaalka Soomaaliya DFS kadib markii ay lumiyeen gacan-ku-haynta magaala...

Live Now

English News

Facebook Feed