HomeWararka

Wararka

Somaliland oo sheegtay in abaartii ugu xumeyd ku dhufatay miyiga deegaanadeeda

Xukuumadda Somaliland ayaa ka digtay abaartii ugu darnady ee saameysay deegaannada miyiga, iyada oo muujisay in xaaladda ay aad u ...

Xeer Ilaalinta Soomaaliya oo qabtay gal dacwadeed ka dhanka ah Turkish Airlines

Xafiiska Xeer Ilaaliyaha Guud ee Soomaaliya ayaa shaaciyay in uu qabtay gal dacwadeed ka dhan ah shirkadda diyaaradaha ee Turkish ...

Faahfaaahino ka soo baxaya dil ka dhacay degmada Guriceel ee gobolka Galgaduud

Waxaaa caawa bartamaha Guriceel ee gobolka Galgaduud lagu ku toogtay nin lagu magcaabi jiray Deeq Cabdi Jaamac, xilli uu kasoo bax...

Dowladda Maraykanka oo faahfaahin ka bixisay duqeyn lagula Alshabaab Jubbada Hoose

Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaysa duqeymo ay ciidanka Mareykanka ee AFRICOM 24-kii saacadood ee ugu dambeeyey ka fuliyeen deeg...

Shaqsiyaad & shirkado ku howlan macdan-qodis sharci-darro ah oo DFS ku soo rogtay awa...

Dowladda Federaalka Soomaaliya (DFS) ayaa ku dhawaaqday tallaabo adag oo ka dhan ah macdan-qodista sharci darrada ah ee laga samee...

Dowladda Soomaaliya oo qiratay in la jabsaday xogta e-Visa ee dalka

Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadaha Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta xaqiijisay in la jabsaday qaybo ka mid ah xogta nida...

Maamulka koofur galbeed oo ku dhawaaqday dagaal cusub oo ka dhan ah AlShabaab

Maamulka Koofur Galbeed Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqay dagaal cusub oo ka dhan ah Alshabaab, kadib shir amni oo heer sare ah ...

Woqooyi-Bari Soomaaliya oo soo rogtay xayiraad socdaal oo ku wajahan dadka ka yar 30 Sano ...

Maamulka Woqooyi-Bari Soomaaliya ayaa maanta shaaciyay xayiraad cusub oo ku saabsan safarrada dadka da’doodu ka yar tahay 30 sano,...

Jubbaland oo sheegtay in howlgal ka dhacay Jubbada Hoose lagu dilay in ka badan 50 Alshaba...

Maamulka Jubbaland ayaa shaaciyay in howlgal qorsheysan oo ay ka fuliyeen tuulooyin hoos yimaada degmada Jamaame ee gobolka Jubbad...

Dowladda Soomaaliya Muqdisho ka bilowday bixinta Kaararka codaynta Doorashada Dadweynaha

Guddiga Madaxbannaan ee Doorashooyinka Soomaaliya ayaa maanta si rasmi ah uga bilaabay magaalada Muqdisho bixinta kaararka codaynt...

Qaramada Midoobay oo ka digtay xaalado gaajo oo ay wajahayaan dadka 16 dal oo Soomaaliya k...

Hay’adaha Qaramada Midoobay ee Cunnada iyo Beeraha (FAO) iyo Barnaamijka Cunnada Adduunka (WFP) ayaa soo saaray digniin adag oo ku...

Shiinaha oo ballanqaaday inuu Soomaaliya ka taageerayo horumarinta maamulka hawada iyo kaa...

Dowladda Shiinaha ayaa sheegtay in ay sii xoojin doonto taageerada ay siiso Soomaaliya, gaar ahaan dhanka maamulka hawada, duulist...

Live Now

English News

Facebook Feed