HomeWararka

Wararka

Maxkamadda Mudug oo maanta lagu soo bandhigay muuqaallo argagrax leh oo kiis dil ah

Maxkamadda Maxkmadda derajada koowaad ee gobalka Mudug ayaa maanta bilowday dhageysiga kiiska dilka marxuumad Saabiriin Salyaan, o...

CXD oo howlgallo lagu soo qabqabanayo dad loo heysto aano qabiil ka wada Shabellaha hoose

Ciidanka Milatariga Soomaaliya ayaa howlgallo qorsheysan ka wada degmooyinka Yaqbariweyne iyo Wanlaweyn ee Shabeellaha Hoose, kadi...

Soomaaliya iyo Mareykanka ayaa ka wada hadlay sidii loo kordhin lahaa dagaalka ka dhanka a...

Wasiirka Gaashaandhigga Dowladda Federaalka Soomaaliya, Axmed Macallin Fiqi, iyo Wasiirka Maaliyadda, Biixi Iimaan Cige, ayaa kula...

Faahfaahino dheeraad ah oo kasoo baxaya duqeyn lala beegsaday Daacishta Caalmiskad ee gobo...

Taliska Ciidamada Puntland ee dagaalka kula jira Daacishta buuraha Calmiskaad ayaa sheegay in duqeyn cirka oo ka dhacday galabta l...

Maxkamadda Galgaduud oo toogasho ku fulisay eedeysane dil aano qabiil ah ka geystay Gurice...

Maamulka maxkamadda gobolka Galgaduud ayaa maanta xukun dil toogasho ah ku fulisay Cabdifitaax Cali Xasan Diiriye, kaasi oo loo ha...

Dowladda Soomaaliya oo ku dhawaaqday badbaadinta dad rayid ah oo Alshabaab u afduubnaa �...

Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in Ciidamada Gaarka ah ee Ciidanka Xoogga Dalka (CXD) howlgal qorshaysan ay ka fuliyeen deegaank...

ONLF oo soo saaray bayaan ka dhan ah itoobiya & beegsiga shacabka Soomaalida

Jabhadda Xoraynta Ogaadeeniya (ONLF) ayaa soo saartay war-saxaafadeed adag oo ay kaga jawaabayso xaaladda cakiran ee Itoobiya iyo ...

Maamulka Hiiraan oo Beledweyne soo rogay awaamiir adag oo ku saabsan amniga iyo hubka shar...

Magaalada Beledweyne ee gobolka Hiiraan ayaa lagu soo rogay awaamiir adag oo amniga la xiriira, kadib markii maamulka gobolka uu k...

DFS oo shuruuc adag duldhigtay Maraakiibta ganacsi ee dalka soo galiya adeegyada dibadda l...

Dowladda Federaalka Soomaaliya DFS ayaa ku dhawaaqday in sanadka cusub si rasmi ah loo bilaabayo adeegsiga nidaamka casriga ah oo ...

Dowladda Soomaaliya oo xog dheeraad ah ka bixisay howlgallo & dagaallo Alshabaab loog...

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa shaacisay xog dheeraad ah oo ku saabsan howlgallo qorshaysan iyo dagaallo ka kala dhacay barta...

Ciidamada dowladda iyo Alshabaab Dagaallo culus oo ku dhexmareen deegaanno Jubbada hoose a...

Wararka ka imaanaya gobolka Jubada Dhexe ee Koonfurta Soomaaliya ayaa tilmaamaya in dagaallo culus ay ku dhex mareen ciidamada dow...

Faahfaahino ka soo baxaya Xubno ka tirsan Alshabaab oo lagu dilay gobolka Bakool

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya hawlgallo qorshaysan oo ciidamada milatariga Soomaaliya ay maalintii saddexaad ka wadaan deega...

Live Now

English News

Facebook Feed