HomeWararka

Wararka

Sirdoonka Soomaaliya oo Howlgallo Qorsheysan ku Dilay Horjooge Sare iyo Xubno Al-Shabaab a...

Ciidanka Hay’adda Sirdoonka Soomaaliya ee NISA oo kaashanaya saaxiibada caalamka ayaa sheegay in saddexdii maalmood ee la soo dhaa...

Booliska Soomaaliya oo Faahfaahin ka bixiyay dagaalkii Tarabuunka

Taliska Booliska Soomaaliya ayaa sheegay in saaka aroortii ciidamada amniga ay howlgal ka dhan ah "hubka sharci-darrada ah iyo xaq...

Mucaaradka oo cambaareeyey dagaalka Tarabuunka ee u dhexeeya ciidanka Dowladda iyo shacabk...

Siyaasiyiinta mucaaradka Soomaaliya ayaa si kulul uga hadlay isku-dhaca khasaare ba’an dhaliyay ee maanta ka dhacay xaafadda Tarab...

Natiijada imtixaanka dugsiga dhexe oo Gobolka Banaadir oo la shaaciyey

Maamulka Gobolka Banaadir ayaa maanta shaaciyay natiijada Imtixaanka Shahaadiga ee Dugsiga Dhexe ee sanadkan gudubtay, iyadoo kaal...

Maxkamadda Ciidamada Soomaaliya oo xukun dil ah ku fulisay shabakad dilalka u qaabilsaneyd...

Saddex Eedeysane oo Lagu Fuliyay Xukun Dil Toogasho ah Muqdisho Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida ee Soomaaliya ayaa maanta magaa...

Iska horimaad culus oo ka socda Magaalada Muqdisho

Dagaal culus oo la isku adeegsanayo hubka nuucyadiisa kala duwan ayaa ka socda agagaarka isgooska Tarabuun ee magaalada Muqdisho. ...

Shirkii Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Madasha Mucaaradka oo mar Kale Is-faham La’aan ku soo ...

Kulan muhiim ah oo maanta ka dhacay xarunta Madaxtooyada Soomaaliya, una dhexeeyay Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud iyo hoggaamiye...

Duqa Muqdisho oo amar adag dul-dhigay shirkadaha jeexa laamiyada

Maamulka Gobolka Banaadir ayaa maanta soo saaray amarro iyo habraacyo cusub oo adag oo lagu nidaaminayo jeexitaanka laamiyada iyo ...

Jubbaland oo si si adag jawaabtay hadalka madaxweyne Xasan Sheekh

Maamulka Jubbaland ayaa si kulul uga jawaabay dagaalladii ka dhacay degmada Beledxaawo ee gobolka Gedo, kuwaas oo sababay dhimasho...

Somaliland oo Mamnuucday in la soo dejiyo Baabuurta aanay xabadu karin

Xukuumadda Somaliland ayaa maanta ku dhawaaqday mamnuucida soo dejinta gawaarida gaashaaman ama xabbad-celiska ah iyo kuwa ciidank...

War degdeg ah: Kulanka Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Mucaaradka oo lagu wado inuu ka furmo M...

Warar aan helnay ayaa xaqiijinaya in goor dhow xarunta Madaxtooyada Soomaaliya uu ka furmi doono kulan muhiim ah oo u dhexeeya Mad...

Duqeyn culus oo ka dhacday deegaanka Tardo iyo xogta dheeraad ah

Wararka ka imanaya deegaanka Tardo ee gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in xalay diyaarado dagaal ay duqeyn culus ka fuliyeen guri ay ...

Live Now

English News

Facebook Feed