HomeWararka

Wararka

Kulan looga hadlay dagaalka Alshabaab oo ka dhacay Moqokori Hiiraan

Agaasimaha Hay’adda Sirdoonka NISA Cabdulaahi Maxamed Cali Sanbaloolshe ayaa kulan lagu Dardargelinayo Amniga iyo dagaalka ka dhan...

Wasiiradda Jubbaland oo war culus ka soo saaartay dagaallo lagu dilay xubno Alshabaab ah

Kulanka golaha Golaha Wasiirrada oo uu guddoomiyey ku simaha Madaxweynaha ahna Madaxweyne Ku-xigeenka Labaad ee Jubaland Cabdiqaad...

Maraykanka oo sheeciyey tirada guud ee laga dilay kooxaha Al Shabab iyo Daacish Soomaaliya...

Muuqaal lagu daabacay bogga aqalka Cad ee dalka Maraykanka ayaa lagu sheegay in duqeyn lagu dilay 10 xubnood oo ka mid ah kooxaha ...

Maraykanka oo war cusub ka soo saaray duqeymo lala beegsaday kooxda Alshabaab oo ka dhacay...

Taliska Ciidamada Maraykanka ee Afrika (AFRICOM) ayaa fuliyay weerarro cir ah oo lagu bartilmaameedsaday kooxda Alshabaab, taariik...

Dowladda Soomaaliya oo faahfaahin ka bixisay howalgal Howlgal lagu beegsaday fariirimo Als...

Ciidamada xoogga Soomaaliya oo howlgal qorsheysan ka fuliyay duleedka deegaanada Sabiid iyo Caanoole ee gobolka Shabeellaha Hoose ...

NISA oo sheegtay inay dishay Horjooge Muqdisho u qaabilsanaa Alshaabab iyo ku dhawaaad 50 ...

Ciidanka Hay’adda Sirdoonka Soomaaliya ee NISA ayaa sheegay inay ku dileen howlgal qorsheysan oo ka dhacay Gobolka Shabeellaha Hoo...

Muqdisho oo lagu aasay Taliyihii Guutada 26-aad CXD oo lagu dilay jiidaha hore

Magaalada Muqdisho ayaa maanta aas qaran loo sameeyay Taliyihii Guutada 26-aad, qeybta 27-aad ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyee...

War culus: Israa’iil oo qorsheysay inay weerarto Iiraan

Telefishinka CNN ayaa ku warramay, isagoo soo xiganeya saraakiil Mareykan ah oo xog-ogaal ah, in xog sirdoon oo cusub oo ay heleen...

Dowladda Soomaaliya oo sheegtay in Alshabaab jab culus lagu gaarsiiyey dagaalka ka dhacay ...

Dowladda Soomaaliya oo faahfaahin ka bixisay weerar qorsheysan oo maanta lagu qaaday fariisimo ay ku sugnaayeen xubno ka mid ah Al...

Hirshabeelle oo sheegtay Ciidamada dowladda ay kaabiga ku hayaan Aaden Yabaal

Maamulka Hirshabeelle ayaa faahfaahin ka bixiyey dagaallo culus oo saacadihii la soo dhaafay ciidamada deegaanka oo garab ka helay...

Faahfaahinno ka soo baxaya Hoobiyaal lagu Weeraray Xerada Xalane Muqdisho

Warar kala duwan oo soo baxay ayaa sheegaya in tiro hoobiyaal ah lagu garaacay saaka qeybo ka mid ah degmada Wadajir ee magaalada ...

DFS oo sheegtay in ku dhawaaad 100 xubnood oo Alshaabab horjoogayaal ku jiraan lagu dilay ...

Waxaa laga soo sheegayaa dagaal culus oo socday wax ka badan laba maalmood oo ka dhacay xadka u dhexeeya gobollada Hiiraan iyo Sha...

Live Now

English News

Facebook Feed