HomeWararka

Wararka

Soomaaliya oo qalinka ugu duugtay shirkad Turkish ah heshiis wax-soosaarka badda ah 

Dowladda Federaalka Soomaaliya DFS ayaa heshiis iskaashi oo ku saabsan horumarinta iyo wax-soosaarka badda la saxiixatay shirkadda...

Maxay ka wadahadleen Madaxweyne Xasan Sheekh & Wasiirka Ganacsiga dibadda Sweden?

Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta Madaxtooyada dalka ku qaabilay Wasiirka Horumarinta Iskaashiga Caalami...

Koonfur-galbeed oo ka ka hartay ka qayb-galka Koobka Dowlad-goboleedyada

Maamulka Koonfur-galbeed Soomaaliya (KGS) ayaa si rasmi ah u shaaciyay in uusan ka qayb-galayn Koobka dowlad-goboleedyada dalka, k...

Qabanqaabada Shirka Madasha Mustaqbalka Soomaaliya oo Kismaayo ka socota

Magaalada Kismaayo, oo ah xarunta ku-meelgaarka ah ee Jubbaland, ayaa waxaa ka socda qabanqaabo ballaaran oo lagu soo dhaweynayo x...

Jabuuti oo soo iibsatay doomaha haga maraakiibta waawayn

Hay’adda Maamusha Dekedaha iyo aagagga xorta ah ee Jabuuti ayaa si rasmi ah u hawlgelisay laba doon oo casri ah, kuwaas oo loogu t...

Madaxweynaha Somaliland oo ku dhawaaqay waqtiga la bilaabayo qodista shidaalka

Madaxweyne Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro, ayaa ku dhawaaqay in qodista shidaalka cayriin ee Somaliland ay si rasmi ah u b...

Maxay yihiin ciidamada cusub ee laga sameeyay Puntland?

Madaxweynaha Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni, oo xarigga ka jaray dhismaha Taliska Guud ee Booliska Puntland ayaa ...

Goormuu bilaabaya qodista shidaalka Soomaaliya dalka Turkigu?

Wasiirka Tamarta iyo Khayraadka Dabiiciga ah ee Turkiga, Alparslan Bayraktar, ayaa ku dhawaaqay in Turkigu qorsheynayo inuu billaa...

Taliska Turkiga ee Soomaaliya oo Koonfur galbeed kala hadlay amniga & dhismaha ciidam...

Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen, oo maanta ku qaabilay magalada Baydhabo wafdi uu hogg...

Warar la xiriiray weerarkii toogasho ee ka dhacay dalka Australia

Warbaahinta Israa’iil ayaa sheegtay in hay’adaha ammaanka Israa’iil, oo ay jitro Mossad, ay ka qayb qaadanayaan baaritaannada socd...

Midowga Yurub oo ka digay in Ruushka la siiyo qayb ka mid ah dhulka Ukraine

Iyadoo wada-hadallada Maraykanka iyo Ukraine ay maanta oo Isniin ah ka socdaan magaalada Berlin ee dalka Jarmalka, Midowga Yurub a...

Musiibo culus oo ka dhacday dalka Marooko

Ugu yaraan 37 qof ayaa ku dhinteen k dib fatahaado xooggan oo ka dhashay roobab culus oo ku dhuftay magaalada xeebeedka badda Atla...

Live Now

English News

Facebook Feed