HomeWararka

Wararka

Faahfaahino dheeraad ah oo ka soo baxaysa dagaal culus oo u dhaxeeya Alshabaab iyo Ciidank...

Wararrka ka imaanaya Koonfurta Soomaaliya ayaa sheegaya in dagaallo culus ay saaka ka bilowdeen magaalada Nuur Dugle oo ka tirsan ...

Maxaa si gaar looga hadlay shirka Mucaaradka oo ka furmay Kismaayo?

Shirweynaha Golaha "Mustaqbalka Soomaaliya" ayaa galinkii dambe maanta ka furmay magaalada Kismaayo, iyadoo ay isugu yimaadeen hog...

Somaliland: Shilka dhowr gaari oo sababay khasaare Naf iyo hantiyadeed

Waxaa ka dhashay khasaare sababay naf iyo mid hantiyadeed shilka dhowr gaari oo ka dhacay magaalada Oog ee gobolka Saraar, kadib m...

Mareykanka oo kordhiyay duqeymaha uu ka fuliyo Soomaaliya tan iyo markii Trump xukunka dib...

Mareykanka ayaa si weyn u kordhiyay duqeymaha cirka ee uu ka fulinayo Soomaaliya tan iyo markii Madaxweyne Donald Trump dib ugu so...

Shqqaalaha garoonka Muqdisho oo shaqa joojin ku dhawaaqay & digniin la diray

Waxaa saaka shaqo joojin sameeyey tiradii ugu badneyd ee ka shaqeynayay Garoonaka diyaaradaha Muqdisho, kaddib markii ay cabasho d...

Dowladda Soomaaliya oo xubno cusub ku dartay galka dadka cunaqabatayntu saaran tahay 

Guddiga Dowladda Soomaaliya ee la-dagaallanka Lacag-dhaqidda iyo maalgelinta waxa loogu yeero Argagixisada oo maanta yeeshay kulan...

DFS oo bandhigtay xog xasaasi ah oo ku aadan socdaalka & burburinta xafiisyo dhalinya...

Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadaha Soomaaliya ayaa caawa soo bandhigtay warbixin ku saabsan wax ka beddelka iyo saameynta adeegga ...

Qaraxyo Muqdisho loo waday oo lagu qabtay Shabeellaha hoose

Ciidamada maamulka Koonfur Galbeed oo howlgallo qoyshan ka fuliyey qeyb ka mid ah gobolka Shabeellaha hoose ayaa sheegay in deegaa...

Maxaa ka socda maanta Kismaayo?

Magaalada Kismaayo ayaa saacadaha soo socda martigelin doonta shir ay isugu imaanayaan hoggaamiyaasha mucaaradka Soomaaliya, oo ay...

Raggii weerarka ka geystay Australia oo lagu xiriiriyay Daacish

Booliiska Australia ayaa shaaciyay faahfaahin cusub oo ku saabsan ragga lagu eedeeyay weerarkii toogashada safmarkarka ahaa ee ka ...

Ruushka oo dhul hor leh ka qabsaday Ukraine iyadoo ay socdaan dagaallo xooggan

Ruushka ayaa maanta ku dhawaaqay in ciidankiisu la wareegeen “gacan-ku-haynta” magaalada Kupiansk oo ah magaalo istaraatiiji ah oo...

Muxuu yahay shirka ay Muqdihso ku leeyihiin dalalka Ciidamada Heeganka Afrikada Bari?

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa martigelinaysa Kalfadhiga 35-aad ee Wasiirrada Gaashaandhigga ee dalalka ku bahoobay Ciidamada...

Live Now

English News

Facebook Feed