HomeWararka

Wararka

Muqdisho oo lagu wado in lagu daadinayo in ka badan 10-kun oo askari ka hor doorashada gob...

Mas’uuliyiinta amniga Soomaaliya ayaa sheegay in in ka badan 10-kun oo askari la geyn doono caasimadda Muqdisho ka hor doorashada ...

Garoonka Diyaaradaha Muqdisho oo la xiri doono- Maxayse tahay sababtu?

Hay’adda Duulista Hawada Soomaaliya (SCAA) ayaa sheegtay in Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho hal maalin la x...

Dagaal ka dhashay xariga Oday dhaqameed oo ka dhacay Hiiraan

Wararka ka imaanaya gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in Xiisad amni ay ka dhalatay xariga nabadoon oo ka dhacay degmada Jalalaqsi, ka...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka hadlay doorka Shiinuhu ku leeyahay Soomaaliya 

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo ka hadlay doorka Shiinuhu ku leeyahay Soomaaliya iyo qorshaha dowladda ee ku aaddan ka faa’iid...

Waa kuwee qodobadii ugu cuslaa ee ka soo baxay Shirweynihii mucaaradka ee Jubbaland?

Isbahaysiga hoggaamiyeyaasha mucaaradka Soomaaliya ayaa ku eedeeyay dowladda Soomaaliya ku xadgudubka dastuurka, fashil dhinaca ma...

Soomaaliya oo la wareegaysa hogaanka Golaha Ammaanka Qaramada Midoobay

Dowladda Federaalka Soomaaliya DFS ayaa lagu wadaa in sanadka cusub ee soo socda 2026 ay la wareegto Guddoomiyadda Golaha Ammaanka...

Masar oo caddeysay taageerada Amniga Soomaaliya iyo la-dagaallanka Alshabaab

Dowladda Masar ayaa mar kale xaqiijisay taageerada buuxda ee ay u hayso Soomaaliya, gaar ahaan dhinacyada amniga iyo dagaalka lagu...

Madaxweyne Cirro oo magacaabay guddi baaris ku samaynaya rabshadihii Borama

Madaxweynaha Somaliland, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro), ayaa magacaabay guddi ka kooban 23 xubnood, kuwaas oo loo xilsa...

Kenya oo Farriin culus ka dirtay Kismaayo, kadib markii Wasiirka Difaaca uu booqday ciidam...

Dowladda Kenya ayaa wafdi culus u dirtay magaalada Kismaayo, xilli uu aan horay loo sii shaaci socdaalka masuuliyiinta dalkaasi. W...

Waxbarashada gobolka Banaadir oo loo hakiyey arimaha doorashada Muqdisho

Dugsiyada waxbarashada ee ku yaalla magaalada Muqdisho ayaa la fasaxay dhowr maalmood, iyada oo dowladda Soomaaliya ay sheegtay in...

Soomaaliya oo xusaysa maalinta ciidanka Booliska dalka oo 80 sano ka badan laga joogo

Waxaa magaalada Muqdisho lagu qabtay Munaasabadda xuska 82 sano guurada kasoo wareegtay aasaaska ciidanka Booliiska Soomaaliyeed, ...

Faahfaahino dheeraad ah oo ka soo baxaysa dagaal culus oo u dhaxeeya Alshabaab iyo Ciidank...

Wararrka ka imaanaya Koonfurta Soomaaliya ayaa sheegaya in dagaallo culus ay saaka ka bilowdeen magaalada Nuur Dugle oo ka tirsan ...

Live Now

English News

Facebook Feed