HomeWararka

Wararka

Taiwan oo go’aanka ka soo saartay aqoonsiga Somaliland ay ka heshay Israa’iil

Jasiiradda Taiwan ayaa noqotay halkii ugu horreysay ee si rasmi ah u soo dhoweysa go’aanka Israa'iil ay ku aqoonsatay Somaliland, ...

Dowladda Soomaaliya oo iclaamisay Banaanbaxyo culus

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa iclaamisay banaanbaxyo culus oo ka dhan ah aqoonsiga Israel siisay Somaliland, kuwaas oo lagu ...

Shiinaha oo ka soo horjeestay kala goynta dhulka Soomaaliya

Dowladda Shiinaha ayaa ku dhawaaqday inay si cad uga soo horjeeddo isku day kasta oo lagu kala goynayo dhulka Soomaaliya. Arrintan...

Israa’iil, Giriigga iyo Qubrus oo wada qorshe culus oo ka dhan ah Giriiga

Milatariga Israa’iil ayaa saxiixay qorshe ficil oo ku saabsan iskaashiga saddex-geesoodka ah ee militari ee u dhexeeya Israa’iil, ...

Golaha Wakiilladda Somaliland oo taageerayaa go’aanka Israa’iil ku aqoonsatay

Golaha Wakiillada Somaliland ayaa maanta si midaysan u ansixiyay qaraar ay ku sifeyeen mid "taariikhiga ah", kadib go'aankii Israa...

Madaxweyne Xasan Sheekh “dhibaatada uu Soomaaliya u geystay Netanyahu horey uguma dhicin d...

Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa si xooggan u cambaareeyey Ra’iisul Wasaaraha Israel, Benjamin Netanyahu, ka d...

Ururka bariga Afrika oo oo ka soo horjeestay aqoonsiga Somaliland

Ururka Bulshada Bariga Afrika (EAC), oo ah isbahaysigii ugu dambeeyay ee ay Soomaaliya ku biirtay, isla markaana ay xubno ka yihii...

“Ma aqbalayno aamuska Madaxda” Isimada dhaqanka Puntland

Qaar kamid ah Isimada dhaqanka Puntland ayaa maanta magaalada Garoowe ka jeediyay hadallo adag oo ay si cad ugu diideen aqoonsiga ...

Sentor Dubbe iska casilay Aqalka sare ee Soomaaliya, kadib aqoonsiga Somaliland

Senator Cismaan Abokor Dubbe, oo ka tirsanaa Aqalka Sare ee baarlamaanka Soomaaliya Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa iska ...

Baarlamaanka Soomaaliya oo gaashaanka u daruuray aqoonsiga Somaliland

Goleyaasha Laba Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa si aqlabiyad ah u ansixiyay qaraar adag oo lagu diiday aqoonsiga S...

Soomaaliya oo dalbatay in Jaamacada Carabtu isugu timaado kulan deg deg ah

Dowladda Federaalka Soomaaliya DFS ayaa si rasmi ah u dalbatay in Golaha Jaamacadda Carabta uu isugu yimaado kulan degdeg ah, kadd...

Maxay Suudaanta Koofureed ka tiri “Aqoonsiga Somaliland”?

Dowladda Suudaanta Koofureed ayaa si rasmi ah u muujisay mowqifkeeda ku aaddan arrinta la xiriirta “aqoonsiga Somaliland” ee ay ug...

Live Now

English News

Facebook Feed