HomeWararka

Wararka

Puntland oo xukun ku riday ku dhawaad 10 ruux oo dumar Alshabaab u socday ku jiraan

Maxkamada darajada 1-aad ee Ciidamada Qalabka Sida iyo Danbiyada Culus ee Puntland ayaa maanta go'aamo ka soo saartay Rag iyo hawe...

Ruushka oo muujiyay mowqifkiisa ku aadan hadal ku aadan dagaalk Ukraine oo uu jeediyay Don...

Dawlada Ruushka ayaa soo dhaweeysay hadalkii Madaxweynaha la doortay ee Mareykanka, Donald Trump, ee ku aadanaa inuu ka soo horjee...

Dagaal Ceerigaabo maalintii 2-aad socda oo sababay khasaare dhimasho iyo Barakac

Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya dagaal saaka dib uga qarxay magaalada Ceerigaabo ee gobolka Sanaag, kaas oo u dhexeeyo ciidam...

Ku dhawaad 30 qof oo dhimasho & dhaawac ay ka soo gaartay duqeymo ka dhacay Suudaan

Ciidamada Gurmadka Deg Dega ah ee magacooda loo soo gaabiyo RSF ee dalka Sudan ayaa weeraray isbitaalka kaliya ee weli shaqaynaya ...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo soo jeediyey in ganacsatada Soomaaliyeed is hubeeyaan

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre oo Muqdisho furay Shirweyanaha la dagaallanka Maalgalinta waxa loogu yeero Argagix...

Somaliland oo ka jawaabtay waxa ay kala socoto heshiiskii Ankara ee Soomaaliya iyo Itoobiy...

Afhayeenka Xisbiga Talada haya Somaliland ee Waddani Maxamed Faarax Cabdi ayaa sheegay in heshiiskii Ankara ee Itoobiya iyo Somali...

DEGDEG Dagaal xooggan oo ka socda magaalada Ceerigaabo ee gobolka Sanaag

Dagaal xooggan ayaa ka socda magaalada Ceerigaabo ee gobolka Sanaag, kaasi oo u dhexeeya Ciidamada Somaliland iyo xubnaha hubaysan...

Suurtagal ma tahay in Itoobiya laga xiro Qunsuliyaheeda Hargeysa iyo Garowe

Soomaaliya iyo Itoobiya Ka dib heshiiskii ay todobaadkii hore ku gaareen magaalada Ankara ayaa waxaa su’aallo dheeraad ah la iska ...

Madaxweyne Cirro oo ku dhawaaqay Golahiisa Xukuumadda Cusub ee Somaliland

Madaxweynaha Somaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabdullahi Cirro ayaa soo dhisay golahiisa xukuumadda Cusub oo ka kooban 28 wasiir, 3...

Shir looga hadlayo ka hortagga maalgalinta Argagixisada oo DFS Muqdisho ka furtay

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa maanta Muqdisho furay Shirweyanaha Iskaashiga Dowladda, Ganacsatada iyo Bulsh...

Madaxweyne Cirro oo magacaabay Afhayeenka xukuumadda Somaliland

Madaxweynaha Somaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Cirro ayaa u magacaabay Afhayeenka Xukuumaddisa Xuseen Aadan Cige Dayr, ka...

Maxkamadda Holand oo diiday codsi lagu joojinayo dhoofinta hubka ee Israel

Maxkamad fadhigeedu yahay dalka Holand ayaa diiday codsi ay soo gudbiyeen 10 urur oo u ololeeya xuquuqda Falastiiniyiinta oo doona...

Live Now

English News

Facebook Feed