HomeWararka

Wararka

Wasiirka Arrimaha Dibadda Shiinaha oo booqanaya Soomaaliya iyo dalal kale

Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Shiinaha, Wang Yi, ayaa booqasho ku tagi doona dalalka kala ah Soomaaliya, ,Itoobiya, Tanzania, iyo L...

Masar oo abaabushay ururo & dalal badan oo si buuxda u garab taagan Soomaaliya

Dowladda Masar ayaa si cad u muujisay taageerada buuxda ee ay u hayso madax-bannaanida iyo midnimada dhuleed ee Jamhuuriyadda Fede...

Soomaaliya ayaa kulan degdeg ah isugu yeertay Golaha Nabadda iyo Ammaanka ee Midowga Afric...

Wasiirka arrimaha dibadda Soomaaliya, Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa maanta kulan degdeg ah oo khadka internetka ah la yeeshay Golah...

DFS oo si adag uga jawaabtay socdaalka Wasiirka Arrimaha Dibedda Israa’Iil ee Hargeysa tag...

Wasaaradda Arrimaha Dibadda Soomaaliya ayaa si adag uga jawaabtay socdaal ay ku tilmmaamtay “mid aan fasax haysan” ee Wasiirka Arr...

Maxay kawada hadleen wasiirka arimaha dibadda Israel & madaxweyne Cirro?

Kadib socdaal saacado socdal oo uu ku joogaya magaalada Hargeysa, Wasiirka Arrimaha Dibedda Israa’iil Gideon Sa’ar iyo wefti balla...

Wasiirka Arrimaha Dibadda Israel oo soo gaaray Hargeysa

Wasiirka Arrimaha Dibadda Israel, Gideon Sa’ar, ayaa maanta ka degay magaalada Hargeysa, safar ay ilo xog-ogaal ahi ku tilmaameen ...

War degdeg ah : Ciidamo & shacab isku dhacay Muqdisho oo sababay khasaare

Ciidamada Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta rasaas u adeegsaday dad rayid ah kaddib iska horimaad dhex maray iyaga iyo sh...

Midowga Afrika oo qabanaya kulan degdeg ah oo ku saabsan aqoonsiga Israa’iil ee Somaliland...

Golaha Nabadda iyo Ammaanka ee Midowga Afrika ayaa lagu wadaa inuu maanta yeesho kulan degdeg ah oo heer wasiirrada arrimaha dibad...

Howlgal ka dhacay Gedo oo lagu dilay tiro Alshabaab ah

Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya ayaa howlgal qorsheysan oo ay ka fuliyeen deegaan hoostaga degmada Baardheere ee gobolka Gedo wax...

Maamulka Jubbaland oo ka hadlay aqoonsiga Somaliland ee Israa’iil

Madaxweyne ku xigeenka maamulka Jubbaland, Maxamuud Sayid Aaden, ayaa si cad uga hadlay go’aanka ay Israa’iil ku aqoonsatay xukuum...

Maxaa kasoo baxay kulan gaar ah oo maanta Madaxweyne Xasan Sheekh la yeesha Golaha wasiira...

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta kulan albaabada u xirnaayeen la yeeshay Golaha Wasiirrada Dowladda Federaalka Soomaal...

Soomaaliya oo guddoomisay kulankii ugu horreeyey ee golaha ammaanka, xaalad xasaasi ahna l...

Soomaaliya ayaa maanta markii ugu horreysay guddoomisay kulan degdeg ah oo Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ah, kaas oo lagaga...

Live Now

English News

Facebook Feed