HomeWararka

Wararka

Howlgalka AUSSOM oo ka hadlay sheegashada in Ciidamo looga dilay Bariire, isaga oo guul ti...

Howlgalka Midowga Afrika ee Taageerada iyo Xasilinta Soomaaliya (AUSSOM) ayaa war-saxaafadeed adag ka soo saaray wararka warbaahin...

Ciidanka Dowladda oo faahfaahin ka bixiyey dagaal ay Alshabaab kula gasheel Bariire iyo kh...

Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo kaashanaya la-howlgalayaashooda AUSSOM ayaa sheegay maanta inay fuliyeen howlgallo culus oo ...

Maxay tahay sababta 8 qof oo 4 Soomaali ah tahay loogu daldalay dalka Sacuudiga?

Boqortooyada Sacuudiga Carabiya ayaa hal maalin gudaheed ku fulisey xukun dal-daalad ah 8 qof, iyadoo ay ka mid ahaayeen afar ruux...

Dabley hubaysan oo weerartay Ciidamo dowladda Muqdisho

Cutub ka tirsan ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya oo ilaalo ka ahaa xarun dad laga raray oo ku taalla degmada Dayniile ayaa...

Wa sidee xaallada Xaaladda Beledxaawo kadib dagaalkii Ciidamada Dowladda iyo Jubbaland?

Wararka ka imanaya Gedo ayaa sheegaya in degmada Beledxaawo haatan degan tahay, iyadoo dadkii ka barakacay ay dib ugu soo laabanay...

Somaliland oo ku eedeysay DFS inay “faragalin, hurin colaado qabiil & isku day kala q...

Golaha Wasiirrada Somaliland ayaa maanta yeeshay kulan looga hadlay xaaladda siyaasadeed iyo amniga ee ka taagan Gobollada Sool iy...

Askari qof shacab ah u dilay “Maxaad iisoo fiirisay?” oo xukun qisaas ah lagu riday

Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida ee Soomaaliya ayaa maanta xukun dil ah ku ridday askari Boolis ah oo ka tirsanaa Ciidanka Gaarka...

Puntland oo si adag uga hortimid dhismaha maamulka Waqooyi Bari Soomaaliya

Maamulka Puntland ayaa si aan mugdi ku jirin u shaaciyey mowqifkiisa ka dhanka ah maamulka cusub ee Waqooyi Bari Soomaaliya, kaas ...

Howlgal lagu dilay ku dhawaad 10 Xubnood oo Horjoogayaal Alshabaab ah ku jireen oo ka dhac...

Ciidamada Hay’adda Sirdoonka NISA oo kaashanaya saaxiibada caalamiga ah ayaa sheegay in ay fuliyeen howlgal qorsheysan oo lagu bar...

Taiwan oo shaacisay in Shiinuhu weerar ku soo yahay

Taiwan ayaa soo saartay digniintii ugu xoogganayd ilaa hadda ee ku saabsan suurtagalnimada duullaan kaga yimaada Shiinaha, iyadoo ...

sidee looga falcelshay Dhismaha Maamulka Cusub ee Waqooyi Bari Soomaaliya?

Kadib markii xalay si rasmi ah loogu shaaciyay dhismaha dowlad-goboleed cusub oo loo bixiyay Maamulka Waqooyi Bari ee Soomaaliya, ...

Hoggaamiyaha Maamulka Waqooyi Bari ee Soomaaliyaoo ka hadlay dhismaha maamaulka cusub iyo ...

Hoggaamiyaha maamulka SSC-Khaatumo Cabdiqaadir Axmed Aw-Cali ayaa khudbad dhinac badan ka jeediyey munaasabad lagu soo xirayey tab...

Live Now

English News

Facebook Feed