HomeWararka

Wararka

Ammaanka magaalada Muqdisho oo aad loo adkeey amaro iyo digniino culus oo la soo saaray

Ammaanka magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya ayaa si weyn loo adkeeyay iyo dhowr goobood oo kale munaasabada Ciidul Fidrig...

Puntland oo ku dhawaaqday maxaabiis laga soo saarayo xabsiyada maamulkaas isla markaana sh...

Ku-simaha Madaxweynaha Puntland Ahna Madaxweyne Ku-xigeenka Ilyaas Cismaan lugatoor, ayaa soo saaray Xeer dhigaya cafis loo fidina...

Soomaaliya oo war cusub ka soo saartay go’aankii ahaa in dalka ka baxo safiirka Itoo...

Marka la eego xiisadda u dhaxeysa labada dal, wasiirka warfaafinta Soomaaliya, Daa’uud Aweys ayaa xaqiijiyay in dalky uusan qaadan...

Xasuuq weerar oo ka dhacay dalka Sudan kuna dhinteen ugu yaraan 28, kuna dhaawacmeen 240

Ciidamada Gurmadka degdega ah ee RSF ayaa xasuuq ka geystay magaalada Omoudam oo ka tirsan gobolka Gezira ee badhtamaha dalka Suud...

Maxkamad ku taal maamulka SSC Khaatumo oo xukun dil ah ku fulisay nin dil ka geystay maamu...

Maxkamadda gobolka Sool ee fadhigeedu yahay Laascaanood ayaa maanta xukun dil ah ku fulisay Mowliid Maxamed Jaamac ah oo 24-kii bi...

Dhibaatada daacuunka ee Soomaaliya oo ka sii daraysa isla markaana la diiwam galiyay dhima...

Cudurka daacuunka ee ka dillaacay Soomaaliya ayaa sii xoogeystay, iyadoo saddexdii bilood ee la soo dhaafay la soo sheegay in 60 q...

Dowladda Soomaaliya oo amar culus dul-dhigay kuluumeysiga Shirkadaha iyo Maraakiibta shis...

Wasaaradda Kalluumeysiga ee Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya iyo dhaqaalaha buluugga ah ayaa digniin culus u dirtay dhammaan...

Duqeymo cirka ah oo lagu dilay laguna dhaawacay xubno ka tirsan Al shabaa kaasoo ka dhaca...

Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya khasaaraha ka dhashay duqeyn diyaaradeed oo maanta ka dhacday qeybo ka mid ah koonfurta gobolk...

Maamulka magaalada Balad Xaawo ee Gobolka Gedo oo Al shabaab ka soo furtay Nin Itoobiyaan ...

Maaamulka Balad Xaawo ee gobolka Gedo ayaa sheegay in ay soo furteen MuwaadimItoobiyaan ah oo Al shabaab ay afduub u heysteen mudd...

Jubaland oo dagniin culus ka soo saartay robabka ka curtay deegaanno ku yaal maamulkaas ba...

Wasaaradda Gargaarka ee maamulka Jubaland ayaa soo saartat digniin culus oo ku saabsan  cabsida laga qabo roobab Guga ee soo aadda...

Madaxweynaha Soomaaliya oo la kulmay dhaxal sugaha Boqortooyada Sacuudiga, kana wada hadla...

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa la kulmay Dhaxalsugaha Boqortooyada Sacuudiga Amiir Maxamed Bin Salmaan oo ay k...

Xafiiska Hanti Dhowrka Guud ee Soomaaliya oo soo bandhigay natiijooyin musuq maasuq iyo ku...

Hanti dhowrka guud ee  Soomaaliya ayaa soo bandhigay natiijooyin naxdin leh oo ku saabsan howlaha shaqo ee safaaradda Soomaaliya e...

Live Now

English News

Facebook Feed