HomeWararka

Wararka

Jabuuti oo soo iibsatay doomaha haga maraakiibta waawayn

Hay’adda Maamusha Dekedaha iyo aagagga xorta ah ee Jabuuti ayaa si rasmi ah u hawlgelisay laba doon oo casri ah, kuwaas oo loogu t...

Madaxweynaha Somaliland oo ku dhawaaqay waqtiga la bilaabayo qodista shidaalka

Madaxweyne Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro, ayaa ku dhawaaqay in qodista shidaalka cayriin ee Somaliland ay si rasmi ah u b...

Maxay yihiin ciidamada cusub ee laga sameeyay Puntland?

Madaxweynaha Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni, oo xarigga ka jaray dhismaha Taliska Guud ee Booliska Puntland ayaa ...

Goormuu bilaabaya qodista shidaalka Soomaaliya dalka Turkigu?

Wasiirka Tamarta iyo Khayraadka Dabiiciga ah ee Turkiga, Alparslan Bayraktar, ayaa ku dhawaaqay in Turkigu qorsheynayo inuu billaa...

Taliska Turkiga ee Soomaaliya oo Koonfur galbeed kala hadlay amniga & dhismaha ciidam...

Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen, oo maanta ku qaabilay magalada Baydhabo wafdi uu hogg...

Warar la xiriiray weerarkii toogasho ee ka dhacay dalka Australia

Warbaahinta Israa’iil ayaa sheegtay in hay’adaha ammaanka Israa’iil, oo ay jitro Mossad, ay ka qayb qaadanayaan baaritaannada socd...

Midowga Yurub oo ka digay in Ruushka la siiyo qayb ka mid ah dhulka Ukraine

Iyadoo wada-hadallada Maraykanka iyo Ukraine ay maanta oo Isniin ah ka socdaan magaalada Berlin ee dalka Jarmalka, Midowga Yurub a...

Musiibo culus oo ka dhacday dalka Marooko

Ugu yaraan 37 qof ayaa ku dhinteen k dib fatahaado xooggan oo ka dhashay roobab culus oo ku dhuftay magaalada xeebeedka badda Atla...

Masar oo digniin tilaabo military ah ugu hanjabtay Itoobiya

Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Masar, Badr Abdel Aty, ayaa ka hadlay walaaca ka taagan waddanka Masar ee la xiriira biyo-xireenka we...

Puntland oo u yeertay mas’uuliyiinta Raasi-casayr, xilli gobolka ay ka taagnayd xiisad hub...

Waxaa maanta wareegto ka soo baxday Puntland, si gaar ah Wasaaradda Arrimaha Gudaha loogu yeeray dhammaan mas’uuliyiinta Gobolka R...

Maxkamadda Ciidamada oo xukunno adag oo dil ku jiro ka soo saartay shabakad ciidamo ah oo ...

Maxkamadda Darajada 1-aad ee Ciidamada Qalabka Sida ee Soomaaliya ayaa xukunno kala duwan oo ay ku jiraan dil toogasho ah ku riday...

Maxay ka wadahadleen Axmed Madoobe oo la kulmay Wakiilka Qaramada Midoobay & Safiirka...

Waxaa xog laga helayaa & faahfaahin kulan dhexmaray Madaxweynaha Jubbaland, Axmed Maxamed Islaam Madoobe, iyo Wakiilka Qaramad...

Live Now

English News

Facebook Feed