HomeWararka

Wararka

Shiinaha oo masuuliyada sii socoshada dagaalka Gaza dusha u saaray Mareykanka.

Eedeyntan Mareykanka ka dhanka ah ayaa waxaa jeediyay safiirka Shiinaha ee Qaramada Midoobay Geng Shuang isagoo tilmaamay in Marey...

Jabhadda ONLF oo bayaan ka soo saartay dad ay ku tilmaantay in qadiyadoodii dhaqaale ku be...

Jabhadda Xoreynta Soomaali Galbeed ee ONLF ayaa bayaan ka soo saartay dad siyaaba kala duwan ugu hadlay magacooda waxaana ay sheeg...

Maxaa ka jira in maanta hakad ku yimid duulimaadyada diyaaradaha Muqdisho iyo Baydhabo

Aroornimadii hore ee saaka ayaa waxaa soo baxay warar sheegaya in hakad ku yimid duulimaadka diyaaradah isaga kala goosha Muqdisho...

Madaxweyne Xasan oo Madaxtooyada dalka ku qaabilay Xoghayaha guud ee IGAD

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta xarunta Madaxtooyada ku qaabilay Xoghayaha guud ee Urur Goboleedka IGAD,...

Maxaa ka jira in Ruushku uu siiyay Iiraan macluumaad lagu farsameeyo hubka nukliyeerka?

Shabakada Bloomberg ee Mareykanka laga leeyahay ayaa baahisay xog ku aadan in UK iyo Maraykanka ay ka cabsi qabaan in Ruushku uu I...

Puntland oo tobanaan Askar ka soo goosatay PSF soo bandhigtay

Maamulka Puntland ayaa sheegay in ciidamo ka mid ah PSF oo ah ciidanka gaarka ah ay kala jabeen, ka dib markii boqalaal askari oo ...

Saraakiisha ciidamada iyo Maamulka gobolka Bari oo digniin u diray ciidanka PSF ee jooga B...

Shir ay maanta isugu yimaadeen Maamulka gobolka Bari, saraakiisha ciidamada iyo odoyaasha dhaqanka ayaa waxaa looga hadlay xiisadd...

Booliiska Gobolka Banaadir oo soo qabtay nin lagu eedeeyay dilka haweeneey

Ciidanka Boliiska gobalka Banaadir ayaa gacanta ku soo dhigay eedeysane Cabdi Casiis Cismaan Maxamed (Sadaam) oo loo haysto in uu ...

Maxaa ka soo baxay kulankii IGAD iyo Soomaaliya ee Muqdisho

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Soomaaliya Axmed Macallin Fiqi oo warbaahinta kula hadlay magaalada Muqdi...

Maxaa ka cusub shirkii Turkigu ku dhexdhexaadinayay Soomaaliya & Itoobiya ee beri dhi...

Wajiga saddexaad ee wadahadallada dhexdhexaadinta ee hannaanka Ankara ee Soomaaliya iyo Itoobiya oo markii hore loo qorsheeyay 17-...

40 qof oo rayid ah oo lagu dilay duqeyn ka dhacday Gobolka Jasiira bartamaha dalka Sudan.

Ugu yaraan 40 qof oo rayid ah ayaa lagu dilay weerar ay Ciidamada Gurmadka Degdega ah (RSF) ku qaadeen tuulo ku taal bartamaha Sud...

Wafdi ka socda ururka Bariga Afrika ee IGAD oo Muqdisho ka soo degay

Waxaa saaka Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde ee Magaalada Muqdisho ka soo degay wafdi ka socda ururka goboleedka Bariga Afrika ee ...

Live Now

English News

Facebook Feed