HomeWararka

Wararka

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Ankara u gaaray ka qeybgalka wadahadalada Soomaaliya iyo Itoobi...

Madaxwaynaha Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud iyo Wafdi uu hoggaaminaayo ayaa lagu soo dhaweeyey Magaalada Ankara, ka dib casuumad...

UK iyo Soomaaliya oo ka wada hadlay amniga iyo doorashooyinka

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha UK Soomaaliya Michael Nithavrianakis, waxaa...

Faransiiska oo bilaabay in uu qalabkiisa miliiary kala baxo dalka Chad

Diyaaradaha dagaalka Faransiiska ee ku sugnaa dalka Chad ayaa galabta ka ambabaxay saldhigyada milateri ee Faransiisku ku lahaa ca...

Mareykanka oo ka hadlay xiisadda Jubbaland & arrimaha doorashooyinka qof & cod

Safiirka Mareykanka u jooga Soomaaliya Richard Riley oo Muqdisho kaga qeyb galay dood dadweyne ayaa ka digay in khilaafka u dhaxee...

DFS oo ku eedeysay madaxda Jubbaland in ay hub u doonteen Itoobiya iyada oo shacabka iyo C...

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS Axmed Macalin Fiqi oo qudbad ka jeediyey Muqdisho ayaa sheegay in Madaxda Jubbaland jooga ay bilaabe...

Erdogan oo ka shaqeynaya inuu kulansiiyo Xasan Sheekh & Abiy Axmed

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa u safray magaalada Ankara, ka dib casuumaad rasmi ah oo uu ka helay dhiggisa Tu...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo magacaabay guddoomiyaha gobolka Banaadir

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Guddoomiyaha Gobolka Banaadir iyo Duqa Caasimadda Muqdisho u magacaabay Maxamed...

Netanyahu oo lagu maxkamadeynayo qol dhulka hoostiisa ku yaal cabsi awgeed

Ra’iisul Wasaaraha Israel, Benjamin Netanyahu, ayay maanta u bilaabatay maxkamad lagu saarayo hool loogu talagalay madaxda dambiya...

Taliska CXD oo xilka ka qaaday taliye Carab dheeg oo ka hadlay xaalad cakiran

Taliska Ciidanka Xoogga ayaa xil ka qaadis ku sameeyay Taliyihii ururka 162-aad ee Kumaandooska Danab Gaashaanle Carab Dheeg Axmed...

SCC-Khaatumo oo sheegtay in jiritaankeeda uu “hagardaamo” maamulka Puntland

War saxaafadeed ka soo baxay SSC-Khaatumo maanta oo Isniin ah ayaa lagu eedeeyey Puntland in ay qaaday talaabooyin halis ah ku ah ...

Jubbaland oo jawaab ka bixisay in hub Itoobiya siisay la keenay Kismaayo

Maamul Jubaland ayaa ka jawaabay bayaanka ka soo baxay dowladda Soomaaliya ee ah in magaalada Kismaayo ay ka dageen laba diyaarado...

Maamulka Puntland oo sheegay in uu soo furo doono markab koox Burcad badeed ah afduubteen

Laamaha amaanka ee maamulka Puntland ayaa sheegay inay ku howlanyihiin sidii ay gacanta ugu soo dhigi lahaayeen markab laga leeyah...

Live Now

English News

Facebook Feed