HomeWararka

Wararka

Itoobiya oo ku goodisay in ay u diyaar garowday “cadowga” dalkooda

Taliyaha guud Ciidamada Itoobiya oo ku sugan magaalada Jigjiga ee galbeedka Soomaaliya ayaa sheegay in dowladooda ay ka difaaceen ...

Maamulka Banaaadir oo dambi ku timaamay ciddii Muqdisho ka taageerta Itoobiya

Guddoomiyaha maamulka gobolka Banaadir Yuusuf Xuseen Jimcaale ayaa sheegay in aan Muqdisho laga taageeri karin damaca baddeena ku ...

Itoobiya oo kumanaan ciidan ku soo daabuleysa galbeedka Soomaaliya

Itoobiya ayaa bilowday in ay kumanaan ciidamo millitari ah oo gaashaaman ku daabusho dhulka Gobolka Shabeelle dowlad degaanka Soom...

Soomaaliland oo habeenkii 3-aad uu u xiran yaay Xildhibaan Maxamed Abiib

Soomaaliland ayaa habeen 3-aad waxaa ay xabsi ku heysaa Xidlhibaan Maxamed Abiib Yuusuf oo 2-dii bishaan ay ka xirtay madaarka maa...

Maxkamdda ICC oo ka qaylisay “cadaadis” Mareykanka uu ku hayo oo ku aadan Israaiil.

Dacwad oogaha Maxkamadda Caalamiga ah ee Dambiyada (ICC) ayaa walaac ka muujiyay cadaadiska ay maxkamaddu kala kulmayso Mareykanka...

SSC-khaatumo oo wada ka bixitaanka maamulka ku meelgaarka ah

Magaalada laasacaanood ayaa waxaa ka socda kulamo kala duwan oo u dhaxeeya masuuliyiinta ku meelgaarka ah ee SSC-Khaaatumo iyo dha...

 Midowga Yurub “madaxbaanida Soomaaliya waa lama taabtaan”

Madaxweynaha Dowladda Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa khadka taleefoonka kula hadlay Madaxweyne Ku xigeenka Midoowga Yurub a...

Suurtagal ma tahay in ciidamada Masar iyo Itoobiya isku arkaan gudaha Soomaaaliya?

Iyada oo qayla dhaanta Itoobiya ay ka muujineyso Ciidamada Masar ee Soomaaliya imaanaya ay cirka isku sii shareereyso ayaa waxaa s...

Ku dhawaad 20 xubnood oo ka tirsan Alshabaab oo lagu dilayhowlgal ka dhacay Bartamaha dalk...

War Saxaafadeed ka soo baxay Dowladda Soomaaliya ayaa lagu sheegay in howlgal ka dhacay bartamaha dalka lagu dilay ku dhawaad 20 x...

Maxay tahay tilaabada Turkigu qaaday ee Midowga Yurub aad uga carooday.

Midowga Yurub ayaa walaac ka muujiyay dadaalka joogtada ah ee Turkiga oo xubin ka ah NATO uu ugu jiro in ku biiro ururka BRICS, wa...

Dowladda Soomaaliya oo sheegtay in duqeyn ay ku dishay xubno sar sare oo ka tirsan Alshaba...

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa faah faahin hordhac ah  ka bixisay howlgallo duqeymo ah oo loo adeegsaday Diyaaradaha Dagaalka...

Soomaaliya oo Eritrea kala hadashay kooxaha ka dagaalama gudaha dalka

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo ku sugan Magaalada Beijing ee Caasimadda Shiinaha ayaa kulan gaar ah la qaatay dh...

Live Now

English News

Facebook Feed