HomeWararka

Wararka

Madaxweyne Shariif oo ka hadlay xayiiradda Garoonka Muqdisho ee Xildhibaan Sareed

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed oo maanta war Saxaafadeed soo saaray waxaa uu nasiib daro ku tilmaama...

Maxkamadda ciidamada oo xukuntay askari hore u dilay qof shacab ah

Maxkamadda Darajada 1-aad ee ciidamada qalabka sida ayaa dil ku xukuntay Dable Maxamud Cabdulle Geesood oo ka tirsan Guutada 7-aad...

Maleeshiyaad ka soo jeeda Gobolka Awdal oo dalbaday in deg deg lagu siidaayo Xildhibaan Ab...

Maleeshiyaad sheegay in ay ku heyb yihiin Xidlhibaan Maxamed Abiib oo laga soo doorto gobolka Awdal ayaa xukuumadda Somaliland ka ...

Dowlad Deeegaanka oo sheegay in qayb kooxdii weerarka ka geystay Masjidka Wardheer la qabt...

Madaxwaynaha Dowlad Deegaanka Soomaalida Mustafe Muxumed Cumar Cagjar oo ka hadlay dilkii 6 wiil oo xer ahaa loogu gaystay magaala...

Xildhibaan Sheegtay in lagu celiyey garoonka Muqdisho iyada oo safar aheyd Baydhabo

Xildhibaan Sareedo Maxamed Cabdulle oo ka mid ah Golaha Shacabka ayaa sheegtay in maanta garoonka Diyaaradaha ee magaalada Muqdish...

Mucaaradka Koonfur galbeed oo kulan xasaasi ah la qaatay Safiirka Maraykanka ee Soomaaliya...

Kulan xasaasi ah oo maanta ka dhacay Safaaradda Maraykanka ee Soomaaliya ayaa waxaa ku kulmay xubnaha dhaqdhaqaaqa cusub ee mucaar...

ONLF oo si degdeg ah kaga dalbatay Itoobiya in tacadiyada ka dhacay dhulka Soomaalida waxa...

Jabhadda Xoreynta Soomaali galbeed ONLF ayaa war Saxaafadeed ay soo saartay ku sheegtay in aad uga walaacsan tahay isbedellada ka ...

Dhimasho ka dhalatay weerar kooxo hubeysan ay ka ka geysteen gobolka Doollo

Faah faahino kala duwan ayaa ka soo baxaya weerar aano Qabiil lala xariiray oo saaka waaberigii kooxo hubeysan ay ka geysteen Masj...

Weerar Alshabaab ku qaadeen Saldhig ku yaala gobolka Baay oo khasaare ka dhasheen

Wararka imaanaya gobolka Baay ayaa ku soo waramaya in kooxda Alshabaab ay weerar ku qaadeen fariisin Ciidamada Dowladda ay ku laha...

Maxkamadda Sare oo ayiday xukunka dilka Sayid Cali oo xaaskiisi gubay

Maxkamadda sare ee Soomaaliya ayaa laashay racfaan ay ka qaateen Qareenadda Sayid Cali Macalim Daa'uud oo maxkamaddu ay ku heshay ...

Dagaal Khasaare nafeed geystay oo ka dhacay gobolka Togdheer

Wararka ka imaanaya jiidda deegaanka Qorilugud oo ka tirsan gobolka Togdheer ayaa laga soo sheegayaa in halkaasi ay Xiisad dagaal ...

Ciidamada Dowladda oo weerar ku qaaday fariisimo Alshabaab ku lahaayeen Mudug.

Ciidamada xoogga dalka oo kaashaaya duwa deegaanka ayaa saaka weerar ku qaaday fariisimo ay ku sugnaayeen kooxda Alshabaab oo ku y...

Live Now

English News

Facebook Feed