HomeWararka

Wararka

Kulan lagu waday in Labada Aqal ee Baarlaaamnka Soomaaliya yeeshaan oo fowdo iyo qalaalase...

Waxaa maanta gudaha xsrunta Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya ka dhacay xaalad siyaasadeed iyo amni oo kacsan, kaddib mar...

Soomaaliya & Masar oo war ka soo saaray kulan looga hadlay ammaanka iyo xasilloonida ...

Wasiirada Arrimaha Dibadda Soomaaliya Abdisalam Ali Cali &  Masar Badr Abdelatty oo maanta magaalada Qaahira kulan la-tashiyo ...

Dowladda Soomaaliya oo ku dhawaaqay gurmad qaran kaddib markii abaartu gaartay heer halis ...

Golaha Wasiirrada Xukuumadda Soomaaliya ayaa ku dhawaaqay in abaartu gaartay heer qaran oo halis ah, kaddib kulan ay ku falanqeeye...

Mucaaradka Soomaaliya oo si adag uga falceliyey dagaalkii maanta ka dhacy Baydhabo, 

Golaha Mustaqbalka Soomaaliya ayaa bayaan adag ka soo saaray dagaalka labadii maalmood ee u dambeeyay ka socday magaalada Baydhabo...

Koonfur Galbeed oo sheegtay in lasoo afjaray dagaalkii ka socday Baydhabo

Wasiirka warfaafinta maamulka Koonfur galbeed Soomaaliya Maxamed Ibraahim Bilaal oo ka hadlay xiisadda iyo dagaalka ka socday maag...

Faahfaahin dheeraad ah oo ka soo baxaysa dagaal dhimasho & dhaawac sababay oo maalink...

Dagaal culus oo dhimasho & dhaawac sababay ayaa maalintii labaad ka socda magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay, halkaasi...

Baydhabo: dagaal saacado badan qaatay oo laba maalin ka socda isuna rogay hab siyaasadeed

Dagaal culus ayaa maalintii labaad ka socda magaalada Baydhabo, kaas oo u dhexeeya ciidamada maamulka Koonfur-galbeed iyo ciidan l...

Madaxweyne Erdoğan oo ku goodiyey in aan la aqbali doonin aqoonsiga Israa’iil ee Somalilan...

Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdoğan oo booqasho ku jooga dalka Masar, ayaa si cad u sheegay in Turkigu uusan aqbalayn go’aan...

Faahfaahino dheeraad ah oo ka soo baxaya dagaalka aad u xooggan oo ka dhacay magaalada Bay...

Faahfaahino kala duwan ah ayaa kasoo baxaya dagaal u dhexeeya Ciidamada Daraawiishta Koonfur-Galbeed iyo ciidamo taabacsan sarkaal...

Maxay ka tiri DFS diyaaradaha F-16 ee la keenay dalka?

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa si rasmi ah u xaqiijisay in diyaaradaha dagaalka ee nooca F-16 ee Turkiga laga keenay ay leeyi...

Maryan Qaasim oo guulaysatay hoggaanka guddiga xaquuqul insaanka Soomaaliya

Dr. Maryan Qaasim Axmed ayaa ku guuleysatay xilka Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Aadanaha Soomaaliya, kadib doora...

Maxay tahay waxa Somaliland sheegtay inay heshiis kula gali doonto Israa’iil?

Xukuumadda Somaliland ayaa sheegtay inay rajaynayso in dhowaan heshiis ganacsi ay la gaarto Israa’iil, kaddib markii Tel aviv noqo...

Live Now

English News

Facebook Feed