HomeWararka

Wararka

Sirdoonka Soomaaliya oo sheegay in howlgal qorsheysan u ku dileen ku dhawaad 30 Alshabaab ...

Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka ee NISA oo kaashanaya Saaxiibada Caalamka ayaa sheegay in howlgallo ay samee...

Soomaaliya oo booqaneysa dalalka ciidamada ilaaliya amniga dalka iyo waxa ay kala hadleyso...

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Kampala ee caasimadda dalka Uganda, ...

Iiraan oo digniintii ugu cusleyd u dirtay Mareykanka, xilli laga cabsi qabo dagaal.

Wasiirka arrimaha dibadda ee dalka Iran Cabbaas Araghchi ayaa digniin ku bixiyay in Mareykanka ay kula xisaabtami doonaan khasaara...

Hagreysa oo maanta ay ka degtay diyaarad siday agabka Doorashada Somaliland

Waxaa maanta magaalada Hargeysa ka degtay diyaarad siday agabka doorashooyinka Somaliland lagu qaban doono, kaasi oo laga keenay b...

Dowladda Soomaaliya oo sheegtay in ku dhawaad 70 Alshabaab ku dishay howlgal ka dhacay Mud...

Dowladda Soomaaliya oo war saxaafadeed ka soo saartay howlgal ciidamada Xoogga dalka ay ka sameeyeen deegaanka Qaycad ee Koonfurta...

Maxaaa ka jira in Turkiga uu Setelite ka dirayo dhulka Soomaaliya

Dowladda Soomaliya ayaa markii ugu horeysay xaqiijisay qorshaha dowlada Turkiga ee ku aadan in ay ka dhisayso Saldhig setelite ah,...

DFS oo war ka soo saartay safaaradda Itoobiya oo ku dhow madaxtooyada Soomaaliya

Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya Axmed Macalin Fiqi, ayaa shaaca ka qaaday in Safaaradda Itoobiya oo ku taala meel u dhow Mada...

In ka badan 10 ruux oo Askar iyo rayid isugu jirta oo ku dhintay Qarax ismaadaamin ah oo k...

Inka badan 10 ruux oo shacab iyo askar isugu jirtay ayaa dhimasho iyo dhaawac uu ka soo gaaray qarax ruux ismiidaamiye ah uu ku we...

WAR DEGDEG AH: Qarax ismiidaamin ah oo goordhow ka dhacay Muqdisho

Qof naftii halige ah ayaa isku qarxiyey maqaayad ay fariistaan Ciidanka Booliiska oo ku taala afaafka hore xerada iskool booliisiy...

ATMIS oo saldhig muhiim oo ku yaal xadka Kenya ku wareejisay ciidamada Soomaaliya

Ciidanka Xoogga ayaa la wareegay saldhigga Kudhaa ee gobolka Jubbada Hoose, taas oo ka mid ah howlgalka ATMIS, xilli wajigii sadde...

Khasaare dhimasho iyo dhaawac ah oo ka dhashay weerar lagu qaaday fariisin Ciidamada xooga...

Faah faahino ayaa ka soo baxaya weerar kooxda Alshabaab ku qaadeen fariisin Ciidamada dowladda ku lahaayeen degmada Xudur ee gobol...

In ka badan 1 milyan oo si mutadawacnimo ah ugu biiray ciidamada Kuuriyada Waqooyi maalmo ...

Kuuriyada Waqooyi ayaa maanta sheegtay in in ka badan hal milyan oo dhallinyaro ah ay si mutadawacnimo ah ugu biireen milateriga t...

Live Now

English News

Facebook Feed