HomeWararka

Wararka

Taliyaha CXD Soomaaliya oo dhigiisa Uganda la saxiixday heshiiska howlgalka cusub

Taliyaha Ciidamada Xoogga Soomaaliyeed, Sarreeye Gaas Ibraahim Shiikh Muxuyadiin, ayaa heshiis la saxiixday Ku xigeenka Taliyaha C...

Xildhibaannada ku matala Jubbaland BJFS oo kismaayo isugu tagay

Xildhibaanno ka tirsan Labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo laga soo doorto Jubaland ayaa maanta oo Khamiis ah gaa...

Japan oo sheegtay in Soomalaiya ay ka cafisay ku dhawaad 15 Bilyan oo deyn ay ku laheyd ah...

Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Soomaaliya Biixi Imaan Cige iyo Safiirka Japan ee Kenya Mr. OGIHARA Hiroshi, ayaa maanta si wadajir...

Wasiirka Difaaca Soomaaliya oo kala hadlay Jabuuti howlgalka AUSSOM

Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya Cabdiqaadir Maxamed Nuur ayaa faahfaahin ka bixiyay socdaal uu ku tegey dalka Jabuuti oo qeyb k...

Sirdoonka Soomaaliya oo soo bandhigay shabakad Alshabaab Sahminta u qabilsaneyd

Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Soomaaliya ee NISA ayaa sheegtay in gacanta ay ku soo dhigtay Shabakad ka kooban labo xubnood...

Puntland oo Baarlamaaanka Soomaaliya ka dalbatay in xilka laga qaado Madaxaweynaha Xasan S...

Maamulka Puntland ayaa xildhibaaannada labada Aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya ka codsaday in sida hadalka loo dhigay in xilka laga...

Eedeysanihii dilalkii ka dhacay Xaafadda Islii oo lala xariiriyey dhacdo kale oo dil ah

Saraakiil ka socota Waaxda Dabagalka Danbiyada Kenya ayaa sheegay in ku guda jiraan baaritaanka kiis kale oo ah qof dumar ah oo me...

Madaxweyne Soomaaliya oo khudbad ka jeediyay shirka maalgashiga Jarmalka iyo Afrika

Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta magaalada Frankfurt ee dalka Jarmalka uga qeybgalay ...

Wasaaradda Maaliyadda XFS oo digniin adag u dirtay ganacsato canshuurta dowladda leexday

Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Soomaaliya ayaa digniin adag u dirtay Ganacsatada diidan in koontooyinka Canshuurta lagu uruuriyo...

Wasiir ku xigeenkii seddexaad oo iska casilay golaha Xukuumadda Soomaaliya

Xilkii wasiir ku xigeenka Wasaaradda Dekadaha iyo Gaadiidka Badda Xildhibaan Saadaam Maxamuud Cabdi ayaa sheegay in uu iska casila...

Jubbaland oo askarteeda ka mamnuucday in ay ilaalo u noqdaan Musharrixiinta ka qeyb galaya...

War Saxaafadeed ka soo baxay Wasaaradda Amniga gudaha Jubbaland ayaa ciidamadeeda ugu mamnuucday in ay ilaalo u noqdaan musharrixi...

Cunsurigii kitaabka ku gubay Sweden & Denmark oo xabsi loo taxaabay.

Rasmus Paludan, oo ah siyaasi midigta-fog ah oo haysta dhalashada Denmark & Sweden isla markaana caan ku ah kicinta dareenka d...

Live Now

English News

Facebook Feed