HomeWararka

Wararka

Ciidamada RSF ee Sudan oo lagu eedeeyay dhimashada in ka badan 1,200 qof

Dhaqdhaqaaqayaasha arrimaha bulshada ee dalka Suudaan ayaa ku eedeeyay Ciidamada Gurmadka Degdegga ah inay ku dileen 1,237 qof bar...

Madaxweyne ku xigeenkii Somaliland oo taageeray Cabdiraxmaan Cirro

Madaxweyne ku xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Cabdillaahi Ismaaciil Saylici ayaa si cad u taageeray xisbiga mucaaridka ah ee Wadd...

Madaxweynaha Soomaaliya oo khudbad taageero ah ka ka jeedin doona shirka Riyaad

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi la socda ayaa maanta kaga qaybgalaya magaalada Riyaad shirka Waddamada Car...

SSC-Khaatumo oo qalinka ku duugtay sharci ciqaabaya dadka la shaqeeya Somaliland

Hoggaamiyaha KMG ah ee SSC-Khaatumo Cabdiqaadir Axmed Aw-Cali Firdhiye ayaa caawa qalinka ku duugay sharciga Ciqaabaya dadka la sh...

Dowladda Soomaaliya oo markale Taliyaha Ciidamada Xoogga u magacowday Odowaa Yusuf

Sareeye Gaas Odowaa Yuusuf Rawgge ayaa loo magacaabay taliyaha cusub ee ciidamada xoogga dalka Soomaaliya, sida lagu sheegay qoraa...

Soomaaliya oo ka qeyb gashay shir looga hadlay xaaladda Bariga dhexe

Wasiirka Arrimaha Dibadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Danjire Axmed Macallin Fiqi ayaa kaga qeybgalay caasimadda Boqortooyad...

Wax ka ogow kulamada Kismaayo uga socda madaxweyne Axmed Madoobe iyo xubanaha ku matala BF...

Madaxweynaha Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa kulan wadatashig ah Xarunta Madaxtooyada kula yeeshay Xildhibaanada labada ...

15 qof oo dhimasho & dhaawac uu ka soo gaaray duqeyn Israa’iil ay ka gaysatay Suuriya...

Wararka ka imaanaya dalka Suuriya ayaa sheegaya in duqeyn Israa’iil ay ka gaystay magaalada Dimishiq ee caasimada ah ay ku dhintee...

SSC-Khaatumo oo sheegtay in xaquuq badan kaga maqan tahay dowladda Soomaaliya

Hoggaamiye maamulka KMG ah ee SSC-Khaatumo Cabdulqaadir Cabdiqaadir Axmed Aw-Cali Firdhiye ayaa sheegay in muddo sanad ah oo maamu...

SSC-Khaatumo oo ka dalbatay in DFS in ay raadiso maamulada Puntland & Jubbaland

Hogaanka KMG ah ee SSC-Khaatumo ayaa qoraal ka soo baxay waxaa dowladda Soomaaliya loogu baaqay in ay raadiso maamulada Puntland i...

Baarlamaanka Jubbaland oo meel mariyey guddiga doorashooyinka oo xalay la magacaabay

Baarlamaanka Jubbaland ayaa maanta cod gacantaag ah ku ansixiyay Guddiga Madaxabannaan ee Xuduuddaha iyo Doorashooyinka Dowlad-Gob...

Dowladda Soomaaliya oo ka hor timid doorashada uu ku talo jiro Axmed Madoobe

Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Madoobe ayaa ku hanweyn in uu qabsado Doorasho Dadban, ka dib warqad uu soo saaray xil...

Live Now

English News

Facebook Feed