HomeWararka

Wararka

Doorashada Somaliland oo saakay loo dareeray iyada oo musharaxiintu ka hadleen

Deegaannada Somaliland ayaa saakay looga dareeray codbixinta Dadweynaha si ay u doortaan Madaxweynaha cusub ee hoggaamin doonna 5-...

Komishanka Doorashooyinka Somaliland oo bulshada la wadaagay go’aanka dhaqdhaqaaqa

Gudoomiyaha Komishanka Doorashooyinka Soomaliland Muuse Xasan Xaaji Yuusuf oo maanta shir jaraa'id ku qabtay xarunta gudiga ayaa s...

Wafdi dhexdhexaadiyaal Kenya ka socda oo galay wajigii labaad ee wada hadalada DFS iyo Jub...

Magaalada Muqdisho waxaa maanta soo gaaray wafdiga ka socda dalka Kenya oo ku jira dhex-dhexaadinta dowladda Soomaaliya iyo maamul...

Madaxweyne Muuse Biixi oo sheegay in kaarka codeeyaasha uu sido aqoonsiga Somaliland

Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi oo caawa fariin gaar ah u diray codeeyaasha iyo dhinacyada siyaasadda ayaa sheegay marka...

NISA oo sheegtay in howlgal ku dishay xubno ka tirsana Alshabaab

Hay'adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka ee NISA ayaa soo saartay war qoraal ah oo ay ku sheegeyso warbixinta howlgaladii ugu ...

Al-Shabaab oo weerar gaadmo ah ku dilay askar ka tirsan Koonfur Galbeed Shabeellaha Hoose

Wararka ka i maanaya gobolka shabeellaha hoose ayaa sheegay in Alshabaab weerar gaadmo ah ku dileen labo askari oo ka tirsan ciida...

In ka badan hal milyan oo ruux oo isu diwaan-galiyey codeynta doorashada Somaliland

Sida laga soo xigtay Komishanka Doorashooyinka Somaliland, in ka badan 1 milyan oo qof ayaa iska diiwaan-geliyay in Arbacada u dar...

Nin Itoobiyaan ah oo lagu dilay degmada Guriceel ee Galmudug

Faahfaahino ayaa ka soo baxay dil iyo dhaawac loogu geystay degmada Guriceel ee gobolka Galgaduud laba nin oo itoobiyaan ah oo ku ...

Wasiirka gaashaandhiga Israa’iil oo ku baaqay in la duqeeyo xarumaha nukliyeerka Iiraan

Wasiirka cusub ee difaaca Israel, Israel Katz ayaa lagu soo waramayaa inuu ku baaqay in la weeraro xarumaha Nukliyeerka ee Iran. ...

Soomaaliya oo sheegtay in xalka Nabadda Bariga Dhexe uu ku xiranyahay Dhismaha “Dowl...

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo Khudbad uu ka jeediyay shir madaxeedka dowladaha Carabta iyo Ururka Iskaashiga Is...

Israa’iil oo mar kale si adag uga hortimid dawlad madaxbannaan oo Falastiin ah

Wasiirka arrimaha dibadda ee Israa’iil Gideon Sa’ar oo saxaafadda la hadlay maanta ayaa sheegay in dhismaha dowlad madax bannaan o...

Maxaa ka cusub doorashada saacaduhu inaga xigaan ee Somaliland

Diyaargarowgii ugu dambeeyey ayaa ka socda goobaha codbixinta ee Doorashada Somaliland, waxaana la sii diyaariyey agabka muhiim u ...

Live Now

English News

Facebook Feed