HomeWararka

Wararka

Beesha Caalamka oo war ka soo saaray shirika uu iclaamiyey Madaxweynaha Soomaaliya iyo dag...

Wakiilada Beesha Caalamka ayaa si weyn u soo dhaweeyay hindisaha uu Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ku dhawaaqay 29-kii bishii aa...

Generaalka Sheegow oo u xirnaa Dowladda Soomaaliya oo caawa ku geeriyooday

MuqdishoWar rasmi ah oo aan helnay ayaa xaqiijiyey in magaalada Muqdisho gaar ahaan Isbitaalka Digfeer uu ku geeriyooday General S...

Siyaasiyiinta Somaliland oo si kulul uga hor yimid socdaalka Ra’iisal Wasaaraha Soomaaliya...

Xubno ka mid ah Siyaasiyiinta Somaliland ayaa si adag uga hadlay safarka la filayo in Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xamsa Cabdi Ba...

Maxay tahay soo jeedinta cusub ee Israa’iil ku doonayso in 4 aag loo kala qaybiyo Suuriya?...

Iyadoo Israa’iil ay kordhisay weerarrada cirka ee ay ka fulinayso gudaha Suuriya toddobaadkii hore, isla markaana ay dareemayso in...

Ciidamada dowladda oo maanta la wareegay degmada Ruun Nirgood kadib dagaal khasare sababay...

Wararka ka imaanaya degmada Ruun Nirgood ee Gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa sheegaya in weerar saaka aroortii ay Ciidanka Xoogga Da...

Deni oo Boosaaso kula shiray saraakiil Mareykan ah xilli Puntland wado dagaal ka dhan ah I...

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta qaabilay Taliyaha Howlgalada Gaarka ah ee Maraykanka ee Bariga Afrika, C...

Xogo dheeraad ah oo ka soo baxaysa Hoobiyaal lagu gaaracay Xalane aagga Garoonka Muqdisho

Tiro hooybiyaal oo maanta lagu garaacay Xerada Xalane ee xayndaabka Garoonka diyaaradaha ee magaalada Muqdisho ayaa waxaa ka soo b...

Wasiirka Cusub ee Difaaca Soomaaliya oo wacad ku maray inuu si adag u wajihi doono Alshaba...

Wasiirka cusub ee Gaashaandhigga Xukuumadda Soomaaliya Jibriil Cabdirashiid Xaaji oo maanta si rasmi ah xilka wasaaradda loogu war...

Ruushka oo cadeeyay mowqifkiisa ku aadan in Bashar Al Asad loo gacan galiyo dawlada cusub ...

Xiisad ayaa cirka isku sii shareeraysa taasi oo u dhexeysa Dimishiq iyo Moscow kadib markii Madaxweynaha cusub ee Suuriya, Ahmed a...

Ciidamada Kenya iyo Alshabaab ah oo dagaal ku dhex maray Waqooyi Bari

Ciidamada ammaanka ee dalka Kenya gaar ahaan kuwa difaaca iyo Booliska ayaa howlgallo ballaaran ka wada deegaanka Basuba ee keymah...

Duufaano & roobab xoog leh oo dhimasho sababay oo ku dhuftay Mareykanka

Wararka ka imaanaya dalka Mareykanka ayaa sheegaya in duufaanno xooggan ay baabi’iyeen deegaano badan oo ka mid ah dhawr gobol , i...

Xamsa oo sheegay inuu tagi doono SSC-Khaatumo iyo u jeedka uu daaran yahay socdaalkiisa

Raysal wasaare Xamse Cabdi Barre oo sheegay inuu tagi doono deegaannada maamulka SSC-Khaatumo ayaa tilmaamay in socdaalkiisu uusan...

Live Now

English News

Facebook Feed