HomeWararka

Wararka

NISA oo shaacisay inay gacanta ku dhigeen ganacasto xariir iyo macaamil la yeetay kooxda A...

Ciidamada Hay’adda Sirdoonka Soomaaliya ee NISA auaa shaacaa ka qaaday in ay gacanta ku dhigeen shaqsiyaad la sheegay in macaamil ...

Madaxweynaha Soomaaliya iyo Xoghayaha Arrimaha Dibadda Mareykanka oo ka wada hadlay arrimo...

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa wadahadal dhanka taleefaka ah la yeeshay Xoghayaha Arrimaha Dibadda ee Mareykan...

Dagaal culus oo u dhaxeeya ciidamada maamulka Koonfur Galbeed iyo maleeshiyaad hubeysan o...

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dagaal culus oo u dhaxeeya ciidamada Booliska maamulka Koonfur Galbeed iyo maleeshiyaad hubeys...

Ciidamada dowladda Soomaaliya oo fashiliyay qaraxyo Miino oo ay soo abaabuleen kooxda Al ...

Ciidamada dowladda federaalka gaar ahaan ururka 26-aad  ee gobolka Shabeellaha Hoose ayaa maanta fashiliyay weerar qaraxyo ah oo d...

Agaasimaha Hay’adda NISA ee Soomaaliya Sanbaloolshe oo ugu baaqay Beesha Xawaadle inay soo...

Taliyaha Hay’adda Nabad Suggida & Sirdoonka Qaranka Somaliya (NISA), C/laahi Maxamed Cali Sanbaloolshe, ayaa bulshada deegaank...

Maxay ka wada hadleen Madaxweynaha  Koonfur Galbeed iyo Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Mu...

Madaxweynaha  Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta-gareen ayaa kulan la qaatay Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiiboo...

Dowladda Soomaaliya oo sheegtay xilliga ay baxayaan ciidamada Itoobiya isla markaa shaaca ...

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Xuseen Macallin, ayaa shaaca ka qaaday in ciidamada Itoobiya ay dhamaman ka bixi doonaan So...

Taliska Mareykanka ee Afrika oo fuliyay Weerar khasaaro dhaliyay oo ka dhacay maamulka Pun...

Taliska Ciidanka Mareykanka ee Afrika ee loo yaqaan (Africom) oo war kooban ka soo saaray howlgal qorsheysan oo ay fuliyeen, ayaa ...

Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo Shiinaha iyo Wadamada Carabta u soo bandhigay Maal...

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Xukuumadda Soomaaliya, Axmed Macalin Faqi Axmed, ayaa ku baaqay in Shiinaha ...

Sidee ayuu ku soo dhammaaday Imtixaankii Shahaadiga ahay ee deegaannada maaamulka Puntland...

Waxaa maanta deegaannada maamulka Puntland lagu soo gabagabeyay guuad ahaan  imtixaanka shahaadig ah ee dugsiyada Dhexe iyo Sare, ...

Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya oo Nairobi kaga qeyb galay shirka Baarlamaannada EAC ...

Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa ka qeyb galay shirka Guddoomiyeyaasha Baarlamaannada...

Ra’iisul Wasaaraha oo kormeeray mashruuc muuhiim ah ka socda inta u dhaxeysa Muqdisho iyo ...

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre iyo wafdi uu hoggaaminayo oo kormeer ku tagay degmada...

Live Now

English News

Facebook Feed