HomeWararka

Wararka

Mareykanka oo Ka Hadlay Wada-hadalada Dowladda Soomaaliya iyo Soomaaliland.

Dowladda Mareykanka ayaa sheegtay ay taageereeyso wada hadalada Soomaaliya iyo Soomaaliland sidii loogu mira dhalin, guulna looga ...

Qaramada Midoobay Oo Shaacisay in Ka Badan 8 milyan in ay U Baahan Yihiin Gargaar Deg Deg ...

Soomaaliya ayaa la il-daran saameynta ay ku yeelatay arrinta Cimilada taas oo Saameyn tabban ku yeelatay guud ahaan dalka sida uu ...

Digniin ay Soo Saartay Hey’adda Maareynta iyo Masiibooyinka Soomaaliya.

Hay’adda Maareynta Musiiboyinka Dowladda Soomaaaliya oo ka digtay fatahaad laga cabsi qabo in uu sameeyo Wabiga Shabeelle ee mara...

Madaxweynaha Soomaaliya oo Xoghayaha Guud ee QM kala hadlay 2 qodob oo muhiim ah

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo maanta magaalada Muqdisho kulan kula yeeshay xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay ...

Wiil uu dhalay hoggaamiye ka tirsa Al Shabaab oo lagu xiray Costa Rica

Mas’uuliyiinta dalka Costa Rica ayaa sheegay in ah xireen wiil uu dhalay mid kamid ah hoggaamiyaasha Al Shabaab. Wiilkaan ayey ...

Boqolaal Qoys oo uu Saameeyay Fatahaada Wabiga Shabeelle ee Gobolka Hiiraan.

Deegaanada uu maro wabiga Shabeelle ayaa laga dareemayaa Cabsi xooggan ku saabsan fatahaado uu sameeyo Wabiga gaar ahaan gobolka H...

Guddiga SSC oo Amar Culus dul-dhigay Ganacsiga iyo Hey’addaha Soomaaliland

Isimmada Deegaanka Laascaannod ayaa joojisay in wax Xiriir ah la yeesho Soomaaliland nuuc kaste oo uu yahay bayaan ay soo sareen m...

Guddoomiyaha Aqalka Sare oo Kulan La Yeeshay Madax Ka Socotay IOM

Guddoomiyaha Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Cabdi Xaashi Cabdullaahi, ayaa maanta xafiisk...

Finland iyo Qaramada Midoobay oo Kulan ka Yeeshay Xaaladda Soomaaliya

Dowladda Finland iyo Qaramada Midoobay ayaa kulan ka yeeshay Xaaladda Soomaliya, kulankaan ayaa ka dhacay Magaalada Muqdisho arrim...

Saraakiil Ka Socotay Turkiga iyo Taliyaha Booliiska Soomaaliya oo kulmay.

Taliyaha Ciidanka Booliiska Soomaaliyaa la kulan la yeeshay Saraakiil ka sacotay dalka Turkiga kuwaas oo kamid dowladdaha Ciidamad...

Wararkii Ugu Dambeeyay Howlgallada Ciidanka Dowlada ee Degamda Galcad.

Ciidanka dowladda iyo Kuwa Deegaan ka ayaa howlgalo Culus ka sameeyay gobolka Galgaduud gaar degmada Gaclad ee laga Saaray Al shab...

Golaha Wasiirrada oo ansixiyey magacaabista Taliyaha Ciidanka Asluubta

Golaha Wasiirrada oo ansixiyey magacaabista Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliya. Shirka todobaadlaha ah ee Golaha Wasiirrada ...

Live Now

English News

Facebook Feed