HomeWararka

Wararka

NISA oo qabatay shabakad qaraxyo, sirdoon iyo basaas oo Alshabaab ah

Hay’adda Sirdoonka Qaranka ee NISA ayaa sheegtay inay gacanta ku dhigay shabakad Alshabaab ah oo ka kooban ilaa 11 xubnood, kuwaas...

Maraykanka oo markale sahan ku tagay magaalada Berbera & Somaliland oo war soo saarta...

Magaalada Hargeysa ayaa maanta martigelisay kulan dhexmaray Madaxweynaha Somaliland, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro), iyo...

Xulka Soomaaliya oo ka haray isreeb-reebka koobka ciyaaraha carabta kadib ciyaar adag oo a...

Xulka qaranka Soomaaliya ayaa caawa ka haray isreeb-reebka Koobka ciyaaraha Carabta FIFA Qatar 2025, kadib markii ay ciyaar adag l...

Uganda oo aqoonsiga qaxootinimo ka joojinaysa dadyow ay Soomaalidu ka mid tahay

Wasiirka Gargaarka, U Diyaargarowga Masiibooyinka, iyo Qaxootiga ee Uganda ayaa sheegay in dowladdu ay joojisay sharcigii ay siin ...

Burcad hubeysan oo Koonfur Afrika ku dishay Muwaadin Soomaaliyeed

Wararka ka imaanaya deegaanka Philippi ee magaalada Cape Town ee Koonfur Afrika, ayaa xaqiijiyey in halkaasi lagu dilay muwaadin S...

Maraykanka oo sheegay in duqeyn khasaare sababtay Daacish kula beegsadeen buuraha silsilad...

Taliska Mareykanka ee Afrika (AFRICOM) ayaa xaqiijiyey in duqeyn cirka ah ka fuliyeen deegaan ka tirsan buuraha gobolka Bari ee So...

Milatariga Soomaaliya oo ka hadlay howlgalada Yaaqbariweyne iyo maleeshiyaadka ay ku soo q...

Milatariga Soomaaliya ayaa kala cayriyay maleeshiyo beeleed isbaarooyin sharci darro ah dhigtay deegaanno hoos taga degmada Wanlaw...

NISA oo dishay horjoogihii Alshabaab ee diyaarinta qaraxyada Shabeellaha hoose

Hay’adda Sirdoonka Soomaaliya ee NISA ayaa ku dhawaaqday in howlgal si qorsheysan looga fuliyay gobolka Shabeellaha Hoose in lagu ...

Xasan Sheekh “Alshabaab inay qaataan kaarka aqoonsiga waxba uma aragno”

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo ka hadlay doorka isbeddelka iyo marxaladda lagama maarmaanka ka dhigi doonta in qof walba helo...

Waqooyi Bari oo sheegtay inay Dowladda Soomaaliya kala shaqeyn doonto in maamulada kale la...

Maamulka Woqooyi-bari Soomaaliya ayaa sheegay inuu si rasmi ah u bilaabayo fududeynta bixinta Kaarka Aqoonsiga Qaranka, kaas oo la...

Faahfaahin: shil & dagaal sababay dhimasho iyo dhaawac oo ka dhacay Garoowe

Laba askari ayaa ku dhintay, halka labo ruux oo kale ay ku dhaawacmeen shil baabuur oo fiidnimadii xalay ka dhacay magaalada Garoo...

Doorashooyinkii lagu waday inay ka dhacaan Muqdisho oo oo dib loo dhigay

Guddiga Doorashooyinka Soomaaliya ayaa caawa ku dhawaaqay in dib loo dhigay doorashadii lagu qorsheeyay inay ka dhacdo magaalada M...

Live Now

English News

Facebook Feed