HomeWararka

Wararka

Hirshabeelle oo sheegtay Ciidamada dowladda ay kaabiga ku hayaan Aaden Yabaal

Maamulka Hirshabeelle ayaa faahfaahin ka bixiyey dagaallo culus oo saacadihii la soo dhaafay ciidamada deegaanka oo garab ka helay...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka hadlay caqabado ka ka jira fursadaha Xajka ee Sooomaaliya

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo ka hadlayey dhaliilo culus oo ka soo laabtay habka loo maamulo qoondada Soomaaliya ka hesho Xa...

Faahfaahinno ka soo baxaya Hoobiyaal lagu Weeraray Xerada Xalane Muqdisho

Warar kala duwan oo soo baxay ayaa sheegaya in tiro hoobiyaal ah lagu garaacay saaka qeybo ka mid ah degmada Wadajir ee magaalada ...

War cusub : Dagaal u dhexeeya Alshabaab iyo Ciidamada dowladda oo ka socda Howdka u Dhaxee...

Ciidamada Dowladda Soomaaliya iyo kuwa deegaanka ee gobolka Hiiraan ayaa saaka qaaday weerar culus oo ka dhan ah kooxda Alshabaab ...

DFS oo sheegtay in ku dhawaaad 100 xubnood oo Alshaabab horjoogayaal ku jiraan lagu dilay ...

Waxaa laga soo sheegayaa dagaal culus oo socday wax ka badan laba maalmood oo ka dhacay xadka u dhexeeya gobollada Hiiraan iyo Sha...

Safiirka cusub ee UK oo soo gaaray Muqdisho

Safiirka cusub ee dalka Ingiriiska u qaabilsan dalka Soomaaliya Amb.Charles Nicholas King ayaa ka soo degay Garoonka diyaaradaha A...

Jabuuti oo bilowday raafka dadka ajaaniib ah ee jooga dalkeeda, maxay tahay sababta

Dowladda Jabuuti oo dhawaan ku dhawaaqday in dalka ka baxaan dhamaan dadka aan heysan sharciga ayaa ku dalbatay Ciidamo si looga m...

Hoggaamiye sare oo ka tirsan Daacish oo lagu dilay hawlgal gaar ah oo ka dhacay Puntland

Hoggaamiye sare oo ka tirsan kooxda Daacish ayaa lagu dilay hawlgal qorshaysan oo la sheegay in si guul leh uga dhacay magaalada P...

Maxaa looga hadlay fadhiga Golaha Shacabka Soomaaliya?

Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii caadiga ahaa, iyadoo kulankaasi lagu gorfeey...

Dowladda Soomaaliya oo faahfaahin ka bixisay dagaallo ka dhacay Hiiraan iyo Shabeellaha dh...

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa faahfaahin dheeraad ah ka bixisay howlgallo ballaaran oo ay saacadihii la soo dhaafay ciidamad...

Madaxweyne Cirro oo sheegay in Somaliland xal u heyso dhibaatada Soomaaliya haysata

Madaxweynaha Somaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro), ayaa maanta khudbad ka jeediyey munaasabadda xuska 18-ka May, oo...

Guddiga Doorashooyinka Soomaaliya oo war culus ka soo saaray edeymo loo jeediyey

Xili mareegta lagu xariiro ay ku fideyeen dayaacado ka dhan ah waxtarka agabka doorashooyinka uu diyaariyey guddiga doorashooyinka...

Live Now

English News

Facebook Feed