HomeWararka

Wararka

Soomaalida ku sugan Iran oo Ka Walaacsan Xiisadda sii Kordhaysa ee Iran iyo Israa’iil

Dadka Soomaaliyeed ee ku sugan dalka Iran ayaa muujiyay walaac xoogan oo ku aaddan colaadda sii kordheysa ee u dhaxaysa Iran iyo I...

Faahfaahinno kala duwan oo ka soo baxaya duqeyn cir ah oo lagu beegsaday Alshabaab Jubbada...

Taliska Mareykanka ee qaaradda Afrika (AFRICOM), sheegay in iyagoo si buuxda ukaashanaya Dowladda Federaalka Soomaaliya ay 16-kii ...

DFS oo ku dhawaaqday in la dilay horjoogihii Alshabaab ee dilalka iyo weerarada Muqdisho &...

Dowladda Federaalka Soomaaliya (DFS) ayaa ku dhawaaqday in uu geeriyooday horjoogaha ugu sarreeya shirqoolada Alshabaab ee u qaabi...

Faahfaahin: Howlgallo culus oo ka dhan Alshabaab oo maanta ka dhacay Masjid Cali Gaduud

Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya howlgallo culus oo lagu beegsaday fariisimo kooxda Alshabaab degmada Masjid Cali Gaduud, kadi...

Duqeymo xooggan oo ka dhacay xadka Hiiraan iyo Shabeellada Dhexe

Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya duqeymo culus oo ay fuliyeen diyaarado dagaal, kuwaas oo ka dhacay deegaanka Ceeldheere, oo k...

Duqeyn cirka ah oo lagu Bartilmaameedsaday Daacish oo AFRICOM ka fulisay Puntland

Taliska Ciidamada Mareykanka ee Afrika (AFRICOM), ayaa war saxaafadeed uu soo saaray ku sheegay in 13-kii bishaan duqeyn cirka ah ...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo digniin culus u diray dalalka Taageeraya kala go’ida Soomaaliya...

Madaxweynaha Dowladda Soomaaliya DFS Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta si rasmi ah u furay Gogosha Wadatashiga Qaran oo muddo sedd...

Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo wajahaya culeys kooram La’aan ah

Fadhigii maanta ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa baaqday sababo la xiriira kooram la’aan, kaddib markii ...

Puntland oo soo bandhigtay xubin Daacish Itoobiyaan ah oo Lagu Qabtay Buuraha Boosaaso

Ciidanka Booliiska Puntland ayaa shaaciyay in ay gacanta ku dhigeen xubin ka tirsan kooxda Daacish, kaas oo ku dhuumanayay deegaan...

Puntland oo sheegtay in uu bilowday wajiga 4-aad howlgalka ka dib kala bar sanad oo uu ka ...

Maamulka Puntland ayaa sheegay in Maanta oo ku beegan 15-ka Juun 2025 la gaaray marxalad cusub oo taariikhi ah oo ku saabsan dadaa...

Madaxweynaha Jubaland oo ku baaqay shir degdeg ah oo loo dhan yahay si wax looga qabto arr...

Madaxweynaha Jubaland Axmed Maxamed Islaam (Madoobe) oo khadka taleefoonka kula yeeshay wada-hadallo Wakiillada Beesha Caalamka ee...

Xiritaanka gacanka Hormuz waxay keeni kartaa in foostada saliidda ah ay gaarto $300

Ra’iisul Wasaare ku xigeenka iyo Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Ciraaq, Fu’aad Xuseen, ayaa ka digay in sii socoshada colaada gobolk...

Live Now

English News

Facebook Feed