HomeWararka

Wararka

18 askari & 12 maleeshiyo ah oo lagu dilay iska horimaad ka dhacay Pakistan

Waaxda warfaafinta ee ciidamada Pakistan ayaa maanta ku sheegtay bayaan ay soo saartay in 18 askari oo ka tirsan military-g iyo 12...

In ka badan 3500 qof oo dhimasho & dhaawac uu ka soo gaaray dagaalka Goma

Qaramada Midoobay ayaa soo saartay baaq degdeg ah oo lagu joojinayo rabshadaha ka socda bariga Jamhuuriyadda Dimuqraadiga ah ee Co...

54 qof oo lagu dilay duqeyn ciidamada RSF ka gaysteen magaalada Omdurman

Ugu yaraan 54 qof ayaa lagu dilay duqeyn ay ciidamada Gurmadka Degdegga ah ee RSF ka geysteen suuq ku yaal magaalada Omdurman, gob...

Ciidamada Xoogga oo Mudug ku qabtay Qaraxyo loo waday Xarardheere

Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya iyo kuwa degaanka ee ku sugan degmada xarardheere ee Gobolka Mudug ayaa sheegay in gacanta lagu s...

Shil kale oo diyaaradeed oo dhimasho sababay oo ka dhacay Mareykanka

Lix qof ayaa ku geeriyooday diyaarad nooca ambalaaska ama gurmadka degdeg ah oo ku burburtay waqooyiga bari ee magaalada Philadelp...

Maxay yihiin Ajaaniibta Alshabaab ee lagu dilay dagaalka ka socda gobolka Hiiraan?

Howlgal ka dhacay qeybo ka mid ah gobolka Hiiraan ayaa la sheegay in lagu dilay xubno Ajaaniib ah oo ka tirsan Kooxda Alshabaab, s...

Puntland oo ka mamnuucday Warbaahinta in la tago buuraha Calmiskaad

Puntland ayaa Saxaafadda ka mamnuucay inay xiriir la sameeyaan kooxda Daacish, oo maamulku uu kula dagaalamayo buuraha Calmiskaad ...

Madaxweynaha Soomaaliya oo waraaqadaha ka guddoomay ku dhawaad 10 danjire oo dalka Falasti...

Madaxweynaha DFS Xasan Sheekh Maxamuud ayaa warqadaha aqoonsiga ka guddoomay 8 danjireyaal cusub oo ku soo biiray diblumaasiyiinta...

Somaliland ka jawaabtay hadalka Siciid Deni ee xaaladda Ceerigaabo

Maamulka Somaliland ayaa soo dhoweyey baaqii Madaxweynaha Puntland Saciid Cabdullaahi Deni ee maanta uu u jeediyey dhinacyada isku...

Dowladda Soomaaliya oo Hay’adaha Maxalliga ah uga digtay in cilaaqaad la sameeyaan D...

Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS ayaa war ay soo saartay ugu digtay dhamamaan Hay’adaha Maxalliga ah iyo kuwa Caalamiga ah ee ka how...

In ka badan 10 ruux oo Dhismasho iyo dhaawac ka soo gaaray duqeyn Ruushka uu ka geystay Uk...

Ugu yaraan 4 qof ayaa ku geeriyootay 9 kalena waa ay ku dhaawacmeen duqeyn loo adeegsaday diyaaradaha drone-ka oo saaka Ruuushku k...

Golaha ku meelgaarka Suudaan oo sheegay inay soo dhowdahay “Saacaddii guusha” ...

Ibrahim Jaber Ibrahim, oo ah xubin ka tirsan Golaha Ku-meelgaarka ee maamula Suudaan ahna kuxigeenka taliyaha guud ee ciidamada Su...

Live Now

English News

Facebook Feed