HomeWararka

Wararka

Puntland oo Mamnuucday Shirarka Mucaaridka ee Garoowe

Maamulka Puntland, gaar ahaan duqa degmada Garoowe ayaa si cad u mamnuucay in shirar siyaasadeed ay ka dhacaan caasimadda maamulka...

Dhimasho iyo dhaawac ka dhashay shil ka dhacay Muqdisho

Inta la xaqiijiyey laba qof ayaa ku geeriyooday, halka tiro kale ay ku dhaawacmeen shil gaari oo ka dhacay Isgoyska Afarta Darjiin...

Faahfaahinno dheeraad ah oo ka soo baxaya dagaal iyo duqeymo Alshabaab looga Sabiib iyo Ca...

Wararka ka imaanaya deegaanka Sabiib iyo Caanoole oo hoostaga degmada Afgooye ayaa sheegaya in halkaasi dib loogala wareegay Alsha...

Warar kala duwan oo ak soo baxaya Ganacsato & Nabadoono lagu qafaashay Gaalkacyo

Warar kala duwan oo soo baxaya ayaa sheegaya in dad isugu jira ganacsato iyo nabadoono oo ka soo jeeda deegaanada Koonfur Galbeed ...

Howlgal lagu dilay horjoogayaal Alshabaab horjoogayaal ku jiraan oo ka dhacay shabeellaha ...

Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa maanta fuliyay howlgal qorsheysan oo ka dhacay Sabiib iyo Caanoole, iyadoo lagu beegsaday ...

Soomaaliya iyo Kenya oo wadagaaray Isfaham iyo ixtiraamka Madax-bannaanida xili ay Somalil...

Dowladaha Soomaaliya iyo Kenya ayaa shaaciyey in ay isfaham buuxa ka gaareen arrimaha la xiriira ixtiraamka madax-bannaanida, midn...

Dawlada Soomaaliya oo ganafka ku dhufatay shuruudo horudhac ah oo lagu xiro ka qayb galka ...

Dowladda Federaalka Soomaaliya (DFS) ayaa si cad u diiday in shuruudo horudhac ah lagu xiro ka qaybgalka gogosha wada-tashi qaran ...

NATO oo shaacisay xilliga la filan karo duulaan Ruushka uga yimaada

Xoghayaha guud ee NATO, Mark Rutte, ayaa ka digay in Ruushka uu diyaarsan karo ciidankiisa si uu u isticmaalo xoog ciidan oo ka dh...

Ruushka oo ka digay dagaal nukliyieer haddii aan la gaarin heshiis nabadeed oo dhab ah

Madaxa wafdiga wadaxaajoodka Ruushka ee la yeeshay Ukraine, ahna kaaliyaha Madaxweynaha Ruushka Vladimir Medinsky, ayaa sheegay in...

Xukuumadda Soomaaliya oo mucaaradka ku eedeyey inay wataan qorshayaal shisheeye ayna meel ...

Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa ka falcelisay warsaxaafadeed ay maanta soo saareen madasha samatabixinta oo ay ku midaysanyi...

Hoggaamiyaha Macawisleyda Hiiraan oo si eedeymo culculus u jeediyey Madaxda Hirshabeelle x...

Hoggaamiyaha Ciidamada Deegaanka ee gobolka Hiiraan ahna Duqii hore ee gobolka Cali Jeyte Cismaan ayaa maanta si adag u weeraray m...

In Ka Badan 41-kun oo arday oo u Fadhiistay Imtixaanka Dugsiga Dhexe ee Gobolka Banaadir

Agaasinka Waxbarashada Gobolka Banaadir ayaa ku dhawaaqay in 41,639 arday ay maanta u fariisteen imtixaanka fasalka 8-aad ee dugsi...

Live Now

English News

Facebook Feed