HomeWararka

Wararka

Puntland oo war cad ka soo saartay in dadka reer Gaza la keeno deegaannada maamulka hoos y...

War-saxaafadeed ka soo baxay Wasaaradda warfaafinta Puntland ayaa lagu sheegay in meesha laga saaray war ka soo baxay masuul ku af...

Ciidamada dowladda Soomaaliya oo la wareegay guriga hooyooyinka ee Muqdisho

Ciidamada Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa saaka la wareegay amniga Guriga Hooyooyinka ee Magaalada Muqdisho, waxaana warar soo...

Hogaamiyaha Military-ga Sudan oo sheegay in ay san jirin wax xabad joojin ah inta Al-Faash...

Madaxa Golaha Military-ga ee Suudaan, Abdel Fattah al-Burhan, ayaa Sabtidii xaqiijiyay in aanay hadda wax wadahadal ah la galayn C...

Soomaaliya oo sheegtay inay diyaar u tahay ka qayb qaadashada xal u helida colaadda Congo

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo khudbad dhinacyo badan taabaneysay ka jeediyay Shir Madaxeed aan caadiga ahayn ee...

Qarax dhimasho iyo dhaawac sababay oo ka dhacay Qoryooley, Shabeellaha Hoose

Ku dhawaad 10 ruux ayaa dhimasho iyo dhaawac uu ka soo gaaray Qarax Xoogaan oo ka dhacay suuq aad u mashquul badan oo ku yaalla de...

Dowladda Soomaaliya oo guulo ka sheegtay dagaalo culus oo ka dhacay gobolka Hiiraan

Guddoomiyaha gobolka Hiiraan Muuse Salaad Wehliye oo faahfaahin dheeraad ah ka bixiyay, dagaalo khasaare lagu gaarsiiyay sida uu h...

Kuuriyada Waqooyi oo sheegtay in hubkeeda Nukliyeerka aanu ahayn wax lagu kaftamo

Kuuriyada Waqooyi ayaa sheegtay in hubkeeda nukliyeerka uusan ahayn wax lagu gorgortamo, balse loogu talagalay dagaal dhab ah. Ba...

Dowladda Soomaaliya oo sheegtay in go’aanno ka soo saartay dadka lacaga siiya Alshab...

Wasiirka Wasaaradda Awqaafta XFS Muqtaar Roobow Cali Abuu Mansuur ayaa Ganacsatada faray in aanay lacag siin karin Alshabaab, isag...

jabhadda M23 oo la wareegtay magaalo cusub oo bariga Congo ah

Jabhadda M23 oo ay taageerto Rwanda ayaa Arbacadii la wareegtay magaalo qani ku ah macdanta oo ku taal gobolka Kivu-da Koonfureed ...

Madaxweyne Deni oo sheegay inay Puntland kali ku noqotay dagaalka ay kula jirto Daacish

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni oo maanta ku booqday Isbitaalka lagu baxbaaninayo ciidamada ku soo dhaawacmay howlga...

Dagaal qaraar oo u dhaxeeya Ciidamada Suudaan & kuwa RSF oo ka socda Buundada Istiraa...

Ciidanka Sudan iyo xoogagga Taageerada Degdegga ah (RSF) oo si adag ugu dagaallamaya Khamiista si ay u maamulaan Buundada istiraat...

5 caqabadood oo hortaagan mashruuca Trump ee Gaza

Qorshaha madaxweyne Donald Trump ee la xiriira in Mareykanka uu gacanta ku dhigo marinka Gaza iyo in laga barakiciyo dadka halkaas...

Live Now

English News

Facebook Feed