HomeWararka

Wararka

Maamulka gobolka Hiiraan oo ku soo rogay amarro ka Dhanka ah Hubka Sharci-darrada ah ee Be...

Shirka amniga maamulka Gobolka Hiiraan ayaa laga soo saaray awaamiir adag oo lagu xakameynayo hubka ee magaalada Beledweyne, waxaa...

Kenya oo wadda in ku dhawaad 200 oo ruux, dacwado Musuqmaasuq ku soo oogto

Wasiirka Caafimaadka Kenya, Aadan Bare Ducaale, ayaa sheegay in toddobaadka soo socda la horgeyn doono DCI ku dhawaad 200 qof oo l...

Somaliland oo mamnuucay tacaddiyada iyo bartilmaameedsiga dadka Ajaanibta ee deegaannadeed...

Madaxweynaha Somaliland, Cabdiraxmaan Maxamed Cirro, ayaa soo saaray wareegto mamnuucaysa wax kasta oo tacadi ah ama dhibaato ah o...

Turkiga oo xoojinaya awoodda ciidankiisa isla markaana sameynaya markab kale oo diyaaradah...

Turkiga ayaa u diyaar garoobaya inuu dhawaan bilaabo tijaabooyinka badda ee markabkii ugu horreeyay ee diyaaradaha xambaara oo gud...

Maxaa ka jira in safiirka Itoobiya ay DFS ka dalbatay inuu ka hadlayo sababta arimaha guda...

Wasaaradda Arrimaha Dibadda Soomaaliya ayaa u yeertay Safiirka Dowladda Itoobiya ee Soomaaliya, Suleymaan Dedefo Woshe, si ay ugu ...

Itoobiya iyo Nigeria oo heshiis taariikhi ah ka hirgelinaya deegaanka Soomaalida

Dowladda Itoobiya iyo maalqabeenka caanka ah ee u dhashay Nigeria Aliko Dangote ayaa kala saxiixday heshiis lagu dhisayo wershad b...

Soomaaliya oo Jabuuti la gaartay heshiis amniga badda-cas iyo gobolka ku aadan

Soomaaliya iyo Jabuuti ayaa maanta kala saxiixday heshiisyo cusub oo lagu xoojinaayo amniga labada dal, Geeska Afrika iyo Badda Ca...

Masar oo Soomaaliya kala hadashay amniga iyo diyaargowga AUSSOM

Kulan gaar ah ayaa maanta ka dhacay Muqdisho, kaas oo dhexmaray saraakiisha difaaca ee Soomaaliya iyo Masar, iyadoo diiradda lagu ...

Laasacaanood: Doorashada Madaxweynaha Waqooyi Bari Soomaaliya oo lagu kala baxay

Abdulqadir Axmed Aw Cali (Firdhiye) ayaa si rasmi ah loo doortay Madaxweynaha Dawlad Goboleedka Waqooyi Bari Soomaaliya ee shanta ...

Hadal jeedinta Musharraxiinta Waqooyi Bari oo si cad loogu wajahay Siyaasadda ku aadan Som...

Ololaha doorashada Musharaxiinta madaxweyne iyo ku xigeen ee maamulka Waqooyi Bari Soomaaliya ayaa si weyn diiradda loogu saaray m...

Mid ka mid ah masuuliyiinta Xuutiyiinta ee lagu sheegay in la dilay oo soo hadlay

Taliyaha guud ee ciidamada Xuutiyiinta, Maxamed al-Ghamari, ayaa sheegay in duqeymaha Israa’iil ee lagu qaaday caasimadda Yemen ee...

Doorashada Madaxweyne ee Waqooyi Bari oo loo fadhiistay —Waa sidee xaalku?

Magaalada Laascaanood ayaa maanta si weyn looga dareemayaa dhaq-dhaqaaq siyaasadeed, kadib markii si rasmi ah loo bilaabay qabasha...

Live Now

English News

Facebook Feed