HomeWararka

Wararka

150 Kun oo Qof oo Soomaali ku Jirto oo falal Argagixisnimo looggu dilay Afrika Tobankii Sa...

Inka badan 150-kun oo qof ayaa lagu dilay gudaha Afrika, tobankii sano ee la soo dhaafay, iyadoo inta badan ay dadkaasi galaafteen...

Ciidamada xoogga oo faahfaahin ka baxshay howlgallo khasaare dhimasho sababay oo ka dhacay...

Dowladda Soomaaliya ayaa faahfaahisay howlgallo culus oo ay Ciidamada Xoogga Dalka ka fuliyeen dhowr gobol oo koonfur iyo bartamah...

Ciidamada Masar ee imanaya Soomaaliya oo la shaaciyay gobolka la gaynayo

Wafdi sare oo ka socda Ciidanka dalka Masar ayaa gaaray magaalada Jowhar ee maamulka Hirshabeelle, iyaga oo fulinaya howlgallo kor...

Puntland iyo Jubbaland oo ku biiray dhaliilaha Mucaaradka ee ka dhanka ah DFS

Xaalad siyaasadeed oo cusub ayaa ka dhalatay dhaliilaha culus ee loo jeediyey xukuumadda Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud, kuwaas ...

Maxkamadda Ciidamada oo toogasho ah ku fulisay shabakad Alshabaab ah

Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida ee Soomaaliya ayaa saaka fulisay xukunkii dil qisaas ah oo hore loogu riday laba xubnood oo ka t...

Maamulka gobolka Hiiraan oo ku soo rogay amarro ka Dhanka ah Hubka Sharci-darrada ah ee Be...

Shirka amniga maamulka Gobolka Hiiraan ayaa laga soo saaray awaamiir adag oo lagu xakameynayo hubka ee magaalada Beledweyne, waxaa...

Kenya oo wadda in ku dhawaad 200 oo ruux, dacwado Musuqmaasuq ku soo oogto

Wasiirka Caafimaadka Kenya, Aadan Bare Ducaale, ayaa sheegay in toddobaadka soo socda la horgeyn doono DCI ku dhawaad 200 qof oo l...

Somaliland oo mamnuucay tacaddiyada iyo bartilmaameedsiga dadka Ajaanibta ee deegaannadeed...

Madaxweynaha Somaliland, Cabdiraxmaan Maxamed Cirro, ayaa soo saaray wareegto mamnuucaysa wax kasta oo tacadi ah ama dhibaato ah o...

Madasha Mucaaradka oo ka digay Khataraha Siyaasadeed iyagoo shir degdeg ah ku dhawaaqay

Madasha Siyaasiyiinta mucaaradka ku ah Dowladda Federaalka Soomaaliya DFS ee ku midaysan “Madasha-Samatabixinta” ayaa shir labo ma...

Turkiga oo xoojinaya awoodda ciidankiisa isla markaana sameynaya markab kale oo diyaaradah...

Turkiga ayaa u diyaar garoobaya inuu dhawaan bilaabo tijaabooyinka badda ee markabkii ugu horreeyay ee diyaaradaha xambaara oo gud...

Maxaa ka jira in safiirka Itoobiya ay DFS ka dalbatay inuu ka hadlayo sababta arimaha guda...

Wasaaradda Arrimaha Dibadda Soomaaliya ayaa u yeertay Safiirka Dowladda Itoobiya ee Soomaaliya, Suleymaan Dedefo Woshe, si ay ugu ...

Itoobiya iyo Nigeria oo heshiis taariikhi ah ka hirgelinaya deegaanka Soomaalida

Dowladda Itoobiya iyo maalqabeenka caanka ah ee u dhashay Nigeria Aliko Dangote ayaa kala saxiixday heshiis lagu dhisayo wershad b...

Live Now

English News

Facebook Feed