HomeWararka

Wararka

Dowladda Soomaaliya oo shaacisay in in ka badan 100 xubnood oo Alshabaab ah lagu dilay Sha...

Dowladda Federaalka Soomaaliya DFS ayaa faahfaahin ka bixisay howlgal qorsheysan oo ciidamada xoogga dalka, gaar ahaan cutubka gaa...

Madaxweyne Cirro oo si adag uga hadlay xaaladda siyaasadda ee gobolka, Sool iyo sanaag, is...

Madaxweynaha Somaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro) ayaa maanta magaalada Berbera ka jeediyey khudbad adag oo ku saab...

Somaliland oo si degdeg ah ugu yeertay Qunsulka Turkiga u fadhiya Hargeysa – xog culus

Xukuumadda Somaliland ayaa u yeertay Qunsulka Turkiga ee Hargeysa, iyada oo ku eedaysay in Turkigu uu Muqdisho kula shiray siyaasi...

Dowladda Soomaaliya oo abaabul dagaal ka bilowday Hirshabeelle lagu qabsanayo deegaanno Al...

Dowladda Soomaaliya ayaa degmadda Cadale ee Gobolka Shabeellaha Dhexe ka bilowday abaabul dagaal oo ka dhan ah kooxda Alshabaab, x...

Ciidamada Dowladda oo Alshabaab ka saaray deegaan istiraatiiji ah Shabeellaha Hoose

Ciidamada Xoogga Dalka ayaa howlgalo qorshaysan ka fuliyay deegaan istiraatiiji ah oo ku yaalla gobolka Shabeellaha Hoose, gaar ah...

Baarlamaanka Waqooyi-Bari Soomaaliya oo Laasacaanood lagu dhaariyey

Liiska rasmiga ah ee Baarlamaanka maamulka Waqooyi-Bari Soomaaliya ayaa si rasmi ah loo shaaciyay, kaddib dood iyo muran ka taagna...

Taiwan oo ka hadashay arrinta ka soo cusboonaatay aqoonsiga Somaliland & Hargeysa oo ...

Taiwan ayaa si weyn u taageertay dadaallada Somaliland ee aqoonsi raadinta, iyada oo bogaadisay baaqii Senator Ted Cruz ee taageer...

Jubaland oo DFS ku eedeysay inay abuurayso Maamul Cusub Gedo

Maamulka Jubaland ayaa si adag uga horyimid tallaabooyin ay ku eedeeyeen Dowladda Federaalka Soomaaliya DFS oo ay sheegeen in lagu...

Kumuu ahaa xubintan Alshabaab xilalka sare ka soo qabtay ee lagu dilay Bakool?

Ciidanka dowladda Soomaaliya ayaa howlgal qorsheysan oo ka dhacay gobolka Bakool ku dilay horjooge sare oo ka tirsanaa kooxda Alsh...

Bakool: Ciidamada Dowladda oo dilay Horjooge Sare oo Alshabaab ka tirsanaa

Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya ee ku sugan deegaannada Koonfur Galbeed ayaa sheegay in howlgal qorsheysan oo ay ka fuliyeen gobo...

DFS iyo AUSSOM oo ka wada hadlay Amniga iyo Dagaalka ka dhanka ah Alshabaab

Wasiirka Amniga Gudaha Soomaaliya Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil Fartaag ayaa maanta qaabilay Wakiilka Midowga Afrika ee Soomaaliya ...

Dooni sida tahriibayaal Soomaali u badnaa oo ku qalibantay Badda Mediterranean-ka, iyada o...

Wararka ka imanaya badda Mediterranean-ka ayaa sheegaya in dooni ay saarnaayeen 110 qof – oo 90 ka mid ah ahaayeen Soomaali – ay k...

Live Now

English News

Facebook Feed